Taliye Cuusb Oo La Wareegay Hoggaanka AFRICOM
July 27, 2019 - Written by admin

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRCOM ayaa maanta waxaa hoggaanka taliskaasi si rasmi ah ula wareegay, Gen. Stephen J. Townsend, isagoo bedelay Gen. Thomas Waldhauser oo madax ka ahaa taliska.

Caqabadaha horyaalla taliyaha waxaa ka mid ah dagaalka ciidamada Mareykanka kula jiraan kooxaha argagixisada ee Soomaaliya.

COMMENTS