Cod Sir Ah : Qarax-yada Somaliya Ka Dhaca Oo Dawlada Qatar Lala Xidhiidhiyey
July 23, 2019 - Written by admin

Wargayska The New York Times ee ka soo baxa dalkan Maraykanka ayaa daabacay maqaal xasaasi oo uu ku tilmaamay dalalka Khaliijka gaar ahaan Imaaraatka iyo Qatar inay si weyn ugu loolamayaan siyaasadda Somalia.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in ganacsade ku dhow amiirka Qatar uu sheegay in qarax ka dhacay magaalada Boosaaso la fuliyey si “sare loogu qaado danaha Qatar”, qaraxaas oo looga dan lahaa in Imaaraadka laga sarao Boosaaso.

Dowladda Qatar waxay sheegtay inaysan faro-gelin arrimaha gudaha dalalka kale, islamarkaana cid kasta oo sidaas sameysa aysan matalin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS