Golaha Guurtida Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbiyey Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Iyo Sababta
July 4, 2019 - Written by admin

Golaha guurtida Somaliland ayaa dacwad ka dhan ah shir gudoonka golaha wakiilada u gudbiyey maxkamadda dasturiga ah

Golaha ayaa ka cabanaya in xeerar la gudbiyay oo uu madaxweynuhuna saxiixay, iyadoo aan la marsiin nidaamkii sharciga ahaa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS