London: Haweenay Soomaaliyeed oo noqotey Gudoomiye Degmo
May 26, 2019 - Written by admin

Islington ee London.Raaqiya oo hore u soo noqotey gudoomiye kuxigeenka degmada sanadkii 2012 ayaa wakhtigan ayaadoo ah hawenay muslim ah oo xijaaban, soogalooti dhalashada dalka Britain haysata ah ayaa loo doortey xilka Mayor-nimada.

Tartan xilkan loo galay ayay uga adkaatey, labo musharax

COMMENTS