Wafdi Ka Socda Midawga Yurub Oo Soo Gaadhay Hargaysa
April 2, 2019 - Written by admin

Wasiiradda arrimaha dibada iyo arrimaha gudaha Somaliland  ayaa maanta madaarka caasimada Sargaysa ee Cigal International ku soo dhaweeyey wafti culus oo ka socda midawga yurub

Waftidan ayaa ka oo ka koobnaa 18 Xubnood ayaa Wasiiradu ku qaabileen Qaybta VIP-da ee madaarka Cigal International Airport waxaana Loo soo Gudbiyey Hotel Ampasator

Image may contain: 2 people

Waftida ayaa inta ay dalka soogaan kulamo kala duwan la yeelan doona Madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Laamaha Xumubada.

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

 

COMMENTS