Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saarey Kulamadii Uu Xisbiga Kulmiye La Yeeshay
April 1, 2019 - Written by admin

Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey kulamo dhawaan si gaar ah magaalada Hargeysa ugu dhex maray xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo ay kaga hadlayeen arimaha doorashooyinka  ,waxaana uu cadeeyey in kulamadaasi ay natiijo la,aan ku soo dhamadeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS