Somaliland: Wasiir Hore Oo Ganacsi Cusub Bilaabay
February 23, 2019 - Written by admin

Wasiirkii hore ee biyaha Xukuumadii Madaxweyne Siilanyo Xussen Cabdi Boos ayaa waxaa uu magaalada Hargeysa ka Furay Ganacsi noociisu cusub yahay kaas oo ah isku bedelka lacag gaha oo hab Online ah duniga uga shaqeeya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS