Culimo Soomaliyeed Oo Sheegtay In Nidaamka Ganacsiga Isku Bedelka Lacagta Ee FOREX Uu Xaaran Yahay
February 23, 2019 - Written by admin

Qaar ka mid ah culimada gobalka Togdheer ayaa waxaa ay fadwo ka qabteen nidaam ganacsiyeedka isku bedelka lacagaha ee FOREX  loo yaqaano waxaana ay sheegen in nidaam ganacsiyeed-kaasi uu gabi ahaanba uu xaaran yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS