7 Xildhibaan Oo Laga Hor Istaagey Inay Gudaha U Galaan Baarlamaanka Somaliland
January 21, 2019 - Written by admin

fadhigii saaka ee golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa loo diiday inay galaan 7 xildhibaan oo ka mid ahaa gudidii golahaasi u saarey ka soo talo bixinta  muddo kordhinta ay maanta sameyeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS