Deg Deg :- Xiliga Uu Qabsoomaayo Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay
January 19, 2019 - Written by admin

 

Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu iminka si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga  uu qabsoomi doono shirkii golaha dhexe ee xisbigaaasi.

Gudoomiye ku xigeenka xiabigaasi , xoghayaha guud iyo gudooomiye  ku xigeenka golaha dhexe waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in shirku ka qabsoomi doono magaalada Borama taariikhdu markay tahay 23.02.2019.

COMMENTS