War Deg Deg Ah: Weerar Lagu Maqlayo Qaraxyo iyo Rasaas oo Hadda Ka Socota Caasimada Dalka Kenya ee Nairobi..
January 15, 2019 - Written by admin
Waxa Hadda wararko Lagu Helayo in Qaraxyo Iyo Rasaas Xoogan Laga Maqlayo Xaafada Riverside ee Magaalada Nairobi Iyado Halkaasi Boolisko Dad Ka soo Daad Gureynayaan, Ila Hadda Lama Garanayo Cida Ka Dambeysay Laakin waxa weli Socota Xiligan Hawl Galki Ciidamada Booliska.
Xaalada Magaalada Nairobi aya Hadda Mar keliya is Bedelay oo wadooyinka Magaalada Qaarkood La Xidhay…

COMMENTS