Agaasimaha Guud Ee Shabakada Oo Hambalyo Meher U Diraayo Nuur Cabdi Xuseen Iyo Marwadiis Nimco Axmed Maxamed.
January 15, 2019 - Written by admin

Agaasimaha Guud Ee Shabakada Caalmiga ah ee Cimilonews Axmed Cali Fagadhe iyo dhamaan shaqaale weynaha ka hawal gal shabakada ee kala jooga gobolada dalka  waxay dhanbaal  hambalyo u dirayaan Nuur Cabdi Xuseen Iyo Marwadiis  Nimco Axmed Maxamed oo maalinkii shalaytoole ahayd meherkoodu ka dhacay gudaha magaalada hargeysa.

Waxaan ilaahay ugu baryeynaa in uu ka dhigo reerkii lagu nastee lagu nagaadee ubad khayr qaba kala hela.

 

COMMENTS