Sanaagmedia
Sports
  • Daawo Badhasaab ku xigeenka Gobolka Sanaag Oo Xadhiga Ka Jaray Carwo Noceedu Magaalada.Ceerigaabo Ku Cusub Yahay
    Daawo Badhasaab ku xigeenka Gobolka Sanaag Oo Xadhiga Ka Jaray Carwo Noceedu Magaalada.Ceerigaabo Ku Cusub Yahay

    Share
    June 1, 2017, 11:07 am
  • Daawo Xisbiga Muxaafidka ah Ee Kulmiye Oo Agab Ciyaareed Soo Gaadhsiiyay Kooxa Ciyaaraha Gobolka Sanaag
    Daawo Xisbiga Muxaafidka ah Ee Kulmiye Oo Agab Ciyaareed Soo Gaadhsiiyay Kooxa Ciyaaraha Gobolka Sanaag

    May 31, 2017, 3:27 pm
  • Daawo Haayada Qarni Ifriiqiya Oo Barnaamij Lagu Afurinayo 350 Qof Bisha Ramadaan ka Bilowday Magaalada Ceerigaabo
    Daawo Haayada Qarni Ifriiqiya Oo Barnaamij Lagu Afurinayo 350 Qof Bisha Ramadaan ka Bilowday Magaalada Ceerigaabo

    May 31, 2017, 11:22 am
  • Waa Sidee Xidhiidhka Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani Ee Ay La Wadagaan Dalka Jabuuti Ee Jarkeena
    Waa Sidee Xidhiidhka Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani Ee Ay La Wadagaan Dalka Jabuuti Ee Jarkeena
    Waa Sidee Xidhiidhka Xisbiyada Kulmiye iyo Wadani Ee Ay La Wadagaan Dalka Jabuuti Ee Jarkeena

    Hargeysa(SanaagMedia) Mudooyinkii U Danbeeyay Waxa Isa Soo Tarayay Xidhiidhka Sii Xoogaysanaya Ee U Dhaxeeya Xisbiga Wadani  iyo Dowlada Jabuuti Iyada Oo Mudooyinkii U Danbeeyayna Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Uu Hormuud U Yahay Hogaamiyaha Xisbigaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan Kulamo Jabuuti Kula Yeesheen Masuuliyiinta Ugu Sar sareysa Xukumadaaasi Iyagoo ka Wada Hadlay Xoojinta Xidhiidhka Labda Dhinaca Iskaashi Dhexmara iyo Arimo kale OO Aan Shaaca Laga Qaadin  .

    Dhanka kale Xisbiga Kulmiye Oo Markii Hore Xidhiidh Wanaagsan la lahaa Xukumada Jabuuti Ayaa haatan Gebi Ahaanba Lumiyay Xidhiidhkaasi Ka Dhexeeyay Dowlada Jabuuti Iyada Oo Loo Aanaynayo Xidhiidhka Sii Xumaanaya Ee Jabuuti iyo Xisbiga Muxaafidka ah Ee Kulmiye Ganacsade Ina Awsiciid Oo Awelkii Hore Hogaanka U Hayay Xidhiidhadaasi kaasi Oo Haatan Dowlada Jabuuti Ilgaara Isaga Eegayso Kadib Markii Uu Xumaaday Xidhiidhkii U Dhexeeyay Jabuuti iyo Ganacsade Ina Aw Siciid Hase Yeeshee Lama ogaa Sababta Rasmiga ah Ee Ka Danbaysa Xidhiidhka Sii Xumaanaya Ee U Dhaxeeya Xisbiga Muxaafidka ah Ee Kulmiye iyo Dowlada Jabuuti .

    Xisbiga Wadani Iyo Dowlada Jabuuti Oo Beryihii U Danbeeyay Xidhiidhkoodu Sii Wanaagsanaanayay Ayaan La Ogay Ujeedka Rasmiga ah Ee Ka Danbaysa Arimahaasi iyo Qaabka Mustaqbalka Labada Dhinac isu Kaashan Doonan

    Share
    May 30, 2017, 9:42 am
  • Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Iminka Bulshada Somaliland Baaq U Diray + Nooca Uu Yahay Baaqaasi
    Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Iminka Bulshada Somaliland Baaq U Diray + Nooca Uu Yahay Baaqaasi
    Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Iminka Bulshada Somaliland Baaq U Diray + Nooca Uu Yahay Baaqaasi

    Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa

    waxaa uu bulshada Somaliland iyo kuwa islaamka ahba u soo jeediyey in ay u diyaar Garoobaan Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo la filaayo in ay Caawa bilato

    Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu shacabiga reer Somaliland ugu baaqay in cidii aragta bilashada Bisha Ramadaan ay la soo socod siiyaan wasaarada Diinta iyo Awqaafta SomalilandWasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Iminka Bulshada Somaliland Baaq U Diray + [ Nooca Uu Yahay Baaqaasi ]

    Share
    May 26, 2017, 11:27 am
  • Daawo Dugsiga Hoose Dhexe Surud Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Munaasibad Sagootina U Qabtay in Ka Badan 99 Arday Oo Ka Qalin jebisay Dugsigaasi
    Daawo Dugsiga Hoose Dhexe Surud Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Munaasibad Sagootina U Qabtay in Ka Badan 99 Arday Oo Ka Qalin jebisay Dugsigaasi

    May 25, 2017, 11:17 am
  • Daawo Sawirada Robabkii Gobolka Sanaag Ka Da’ayay Oo Burbur Laxaadleh U Gaystay Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco iyo Wasaarada Ku Shuqulka Leh Oo Aan Weli Waxba Ka Qaban .
    Daawo Sawirada Robabkii Gobolka Sanaag Ka Da’ayay Oo Burbur Laxaadleh U Gaystay Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco iyo Wasaarada Ku Shuqulka Leh Oo Aan Weli Waxba Ka Qaban .
    Daawo Sawirada Robabkii Gobolka Sanaag Ka Da’ayay Oo Burbur Laxaadleh U Gaystay Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco iyo Wasaarada Ku Shuqulka Leh Oo Aan Weli Waxba Ka Qaban .

    Ceerigaabo(SanaagMedia) Robab Laxaadleh Oo  Mudooyinkii U Danbeeyay Ka Da.ayay Gobolka Sanaag Ayaa Burbur Ku Sababay Laamiga Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco Ee Degaanada Ceelamaan Geesa Jiifeen Dagaar Degmada Yufle Kalmac iyo Degaanada Wadadaasi Ku Teedsantahay  .

    Mar Aanu Dhowaan Safar Ku Maraysnay Dhismaha Wadadaasi Ayaa Waxan Ka Soo Qaadnay Sawiro iyo Muuqaalo Muujinaya Dhaawac Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco Soo Gaadhay Qaybteeda Laamiga Iskaba Daa Qaybta Jayga Oo Burburka Ku Yimi Tiro Beelaye .

    Hadaba Mar Aanu Xidhiidh La Samaysany Si Aanu Wax Uga Ogaanyo Qorshaha iyo Talaabada Ay Uga Taala Masuuliyiinta Wasaarada Hawlaha Guud Gaadiidka Guryaynta iyo Wadooyinka S/land  Ayaa AAnay Bixinin Wax Faaf Faahina Oo la Xidhiidha Arimahaasi Iyada Oo Sidoo kalena Shaqaalaha Wadada Ceerigaabo iyo Burcona Fasax galeen .

    Dhanka Kale Dadweynaha iyo Gaadiidlayda Isticmaasha Wadadaasi Ayaa Werwer Weyn Ka Muujiyay Burburka Ku Yimi Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco .

    Si Kastaba Ha Ahaatee Wasaarada Hawlaha Guud Ee Uu Wasiirka U Yahay Wasiir cali Mareexaan Ayaa Looga Fadhiyaa Wax Ka Qabashada Burburka Ku Yimi Dhismaha Wadada Ceerigaabo Iyada Oo Aan Hadii Si Dhaqso ah Wax Looga Qaban Waayona Uu Burburku Intaas Ka Sii Badan Doono 

    Halkan Ka Daawo Sawirada Burburka Ka Muuqda Dhismaha Wadadaas

    Dhowaan Filo Muuqaalo Iyo Warbixino Ku Saabsan Burburka Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco

    Share
    May 23, 2017, 10:37 am
  • Daawo Dugsiga Sare Ee Dayaxa Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Munaasibad Sagootina U Qabtay 44 Arday Oo Ka Baxay Dugsigaasi
    Daawo Dugsiga Sare Ee Dayaxa Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Munaasibad Sagootina U Qabtay 44 Arday Oo Ka Baxay Dugsigaasi

    May 22, 2017, 11:11 am
  • Wufuud Isugu Jirta Wasiiro Xildhibaano Ganacsato iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Jabuuti Oo Dhowaan Ku Soo Fool Leh Gobolka Sanaag +Ujeedkooada
    Wufuud Isugu Jirta Wasiiro Xildhibaano Ganacsato iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Jabuuti Oo Dhowaan Ku Soo Fool Leh Gobolka Sanaag +Ujeedkooada
    Wufuud Isugu Jirta Wasiiro Xildhibaano Ganacsato iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Jabuuti Oo Dhowaan Ku Soo Fool Leh Gobolka Sanaag +Ujeedkooada

    Ceerigaabo(SanaagMedia) Iyada Oo Dhowaan Wafti Xildhibaano U Badan Oo Ka Soo Jeeda Dowlada Jabuuti  Uu Hargeysa Ku Soo Dhoweeyay Wasiirka kaluumaysiga S/land Kuwaasi Oo Sheegay In  Dhowaan Raysal Wasaarada Dalka Jabuuti Uu Booqasho Ku Tegi Doona Degaano ka Tirsan Gobolka Sanaag Oo Ay Ku Jirto Caasimada Gobolkaasi Ee Magaalada Ceerigaabo Ayaa Waxa Wararku Sheegayaan In Wafti Kale Oo Iyana Isugu Jirta Wasiiro Xildhibaano ganacsato iyo Masuuliyiin Kale Kuwaasi Oo  Ka Socda Dowlada Jabuuti Ay Ku Soo Fool Leeyihiin Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Waxana Warar Dheeraada Oo SanaagMedia Helayso Ku Darayaan In Labada Wafti Ka Soo Kala Jeedaan Beelaha Ciise Ee Jabuuti iyo Beesha Canfarta Oo Gobolka Sanaag Siweyn Ugu Loolamaya Imaatinkiisa Hase Yeeshee Lama Garanayo Ujeedada Rasimiga ah Ee Ay U Socdaan Waftigan Culus Ee Ku Soo Jeeda Gobolka  .

    Inkastoo Gobolka Sanaag Yahay Gobolka Ugu Khayraadka Badan Gobolada Somaliland Isla Markaasina Mudooyinkii U Danbeeyay Ay Indhaha Caalamka Iyo Ganacsatada Waaweyn Ee Danaynaya Khayraadka Gobolkaasi Ku Soo Jeedeen 

    fadlan La Soco Warbixino iyo Xogo Dheeraada Oo Ku Saabsan Wufuuda Dalka Jabuuti Ee Ku Soo Fool Leh Gobolka Sanaag

    Share
    May 21, 2017, 5:46 pm
  • Daawo Wasiirka Qorshaynta Oo Ka Hadlay Mashaariicda Laga Fuliyay Gobolka Sanaag iyo Kuwa U Qorshaysan
    Daawo Wasiirka Qorshaynta Oo Ka Hadlay Mashaariicda Laga Fuliyay Gobolka Sanaag iyo Kuwa U Qorshaysan

    May 19, 2017, 1:45 pm