Sanaagmedia
News
  • XAYEYSIIN  BBC Somali Somali Wararka ugu waaweyn Hargeysa iyo Burco oo daggan ka dib rabshadihii xalay
    XAYEYSIIN BBC Somali Somali Wararka ugu waaweyn Hargeysa iyo Burco oo daggan ka dib rabshadihii xalay
    XAYEYSIIN  BBC Somali Somali Wararka ugu waaweyn Hargeysa iyo Burco oo daggan ka dib rabshadihii xalay

    Waxaa deggan xaaladda xaafadaha ay xalay rabshado ka dheceen xalay ee ka tirsan Hargeysa iyo Burco, sida ay dad deegaanka ah u sheegeen weriyaha BBC-da ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige.

    Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland waxaa Isniintii ka dhacay doorashada madaxtinimada oo weli la sugayo natiijadeeda.

    Inta la og yahay, ugu yaraan laba qof ayaa la sheegay in ay ku Doorashada Somalilanddhinteen rabshadahaasi ka dib markii ay isu soo bexeen taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

    Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Togdheer, Maxamed Diiriye Xayd ayaa BBC-da u sheegay in ay daggan tahay xaaladda xaafadihii ay rabshadaha ka dhaceen xalay ee Burco.

    Waxay arrintani ka dambeysay markii mas’uuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ee Waddani ay dhaliil u soo jeediyeen hanaanka doorashada. Waxay sheegeen in ay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen guddiga doorashooyiinka ka dib markii “la dhagaysan waayay cabashadooda” ku aadan doorashadii la qabtay Isniintii.

    Cusman Afgaab oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa BBC-da u sheegay “in uu jiro musuqmaasuq uu ka mid yahay in meelaha qaar lagu codeeyay warqado la been abuuray, caruur codeysay iyo in wakiilladooda laga saaray xarrumaha qaar ee codeynta”.

    Guddiga doorashooyiinka Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, ayaa codsaday in ciddii cabasho qabta ay u gudbiyaan guddiga, sidoo kale wuxuu ku baaqay in aan laga hordhicin natiijada.

    Gudoomiyaha guddiga, Cabduqadir Imaan Warsame oo xalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay “wixii cabasho sharci ah, diyaar baan u nahay in aan xallino”.

    Gudiga doorashada Soomaaliland oo ka jawaabay eedaymaha uu xisbiga waddani u soo jeediyay

    Balse, dadka ku nool xaafadaha dhanka galbeed ee Burco waxay sheegeen in ciidamo boolis iyo military isugu jira la geeyay halkaas.

    Musharraxa xisbiga mucaaradka ee Waddani, Cabdiraxmaan Cirro ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay in ay nabadgelyada ilaaliyaan. Dhanka Booliska wuxuu ka dalbaday in ay shacabka si wanaagsan ula dhaqmaan.

    Rabshada ka dhacay xaafado ka tirsan Burco waxaa “ku dhintay hal qof, tiro kalena way ku dhaawacmeen”, sida uu BBC-da u sheegay gudoomiye ku xigeenka gobolka Togdheer. Dadka dhaawaca ah waxaa ka mid ah askeri boolis ah, oo ka mid ahaa kuwii ka hortagayay rabshadaha.

    Xaafadda New Hargeysa oo ka tirsan Hargeysa waxaa Iyana ku dhimatay gabar ka dib markii booliska iyo dibadbaxayaasha ay isku dheceen.

    Dad badan ayaa la xirxiray ka dib isu soo baxyadaas ka dhacay xaafado ka tirsan Hargeysa iyo Burco.

    Share
    November 17, 2017, 9:14 am
  • ” Hadii Cadaalad La Waayo Waddanku Laba Dawladood Buu Yeelan Doonaa ..” Mujaahidiin Iyo Saladiin Reer Buro Ah Oo Hanjabey , Baaqna Diray + Muuqaal
    ” Hadii Cadaalad La Waayo Waddanku Laba Dawladood Buu Yeelan Doonaa ..” Mujaahidiin Iyo Saladiin Reer Buro Ah Oo Hanjabey , Baaqna Diray + Muuqaal
    ” Hadii Cadaalad La Waayo Waddanku Laba Dawladood Buu Yeelan Doonaa ..” Mujaahidiin Iyo Saladiin Reer Buro Ah Oo Hanjabey , Baaqna Diray + Muuqaal

    Hadii Cadaalad La Waayo Waddanku Laba Dawladood Buu Yeelan Doonaa ..” Mujaahidiin Iyo Saladiin Reer Buro Ah Oo Hanjabey , Baaqna Diray

    Share
    November 16, 2017, 7:10 pm
  • Daawo Deg Deg Gudida Komishanka Oo Hada War Ka Soo Saaray Cabashada Xisbiga Wadani
    Daawo Deg Deg Gudida Komishanka Oo Hada War Ka Soo Saaray Cabashada Xisbiga Wadani
    Daawo Deg Deg Gudida Komishanka Oo Hada War Ka Soo Saaray Cabashada Xisbiga Wadani

    Daawo Deg Deg Gudida Komishanka Oo Hada War Ka Soo Saaray Cabashada Xisbiga Wadani

    Share
    November 16, 2017, 6:54 pm
  • Daawo Mudaharaadkii Ceerigaabo ka Dhacay Caawa
    Daawo Mudaharaadkii Ceerigaabo ka Dhacay Caawa
    Daawo Mudaharaadkii Ceerigaabo ka Dhacay Caawa

    Daawo Mudaharaadkii Ceerigaabo ka Dhacay Caawa

    Share
    November 16, 2017, 6:15 pm
  • Goobjoogayaashii Ka Qeyb Galay Doorashada Somalilalnd Oo Soo Bandhigay Khaladaad Ka Jiray Doorashadii Dhacdey +[ Muuqaal ]
    Goobjoogayaashii Ka Qeyb Galay Doorashada Somalilalnd Oo Soo Bandhigay Khaladaad Ka Jiray Doorashadii Dhacdey +[ Muuqaal ]
    Goobjoogayaashii Ka Qeyb Galay Doorashada Somalilalnd Oo Soo Bandhigay Khaladaad Ka Jiray Doorashadii Dhacdey +[ Muuqaal ]

    Goobjoogayaashii Ka Qeyb Galay Doorashada Somalilalnd Oo Soo Bandhigay Khaladaad Ka Jiray Doorashadii Dhacdey

    Share
    November 16, 2017, 6:10 pm
  • War Deg deg ah Ma Aqbali Doono Doorasho Xaaraana Hase Yeeshe Waxanu Aqbalaynaa Doorasho Xalaala  Musharax C/raxmaan Ciro
    War Deg deg ah Ma Aqbali Doono Doorasho Xaaraana Hase Yeeshe Waxanu Aqbalaynaa Doorasho Xalaala Musharax C/raxmaan Ciro

    November 16, 2017, 6:08 pm
  • Daawo :- Qaabkii Uu U Dhacay Mudaharaadkii Galabta Fiidkii Ka Dhacay Magaalada Burco
    Daawo :- Qaabkii Uu U Dhacay Mudaharaadkii Galabta Fiidkii Ka Dhacay Magaalada Burco
    Daawo :- Qaabkii Uu U Dhacay Mudaharaadkii Galabta Fiidkii Ka Dhacay Magaalada Burco

    Qaabkii Uu U Dhacay Mudaharaadkii Galabta Fiidkii Ka Dhacay Magaalada Burco

    Share
    November 16, 2017, 6:04 pm
  • War Deg Deg ah Madaxdhaqameedka Sanaag Oo baaqii Ugu Cuslaa U Diray Komishanka Dorashoyinka Sheegayna In Aanay Aqbalayn..
    War Deg Deg ah Madaxdhaqameedka Sanaag Oo baaqii Ugu Cuslaa U Diray Komishanka Dorashoyinka Sheegayna In Aanay Aqbalayn..

    November 16, 2017, 3:43 pm
  • Odayaasha Madasha Oo Baaq Culus U Diray Musharaxiinta Saddexda Xisbi + Muuqaal
    Odayaasha Madasha Oo Baaq Culus U Diray Musharaxiinta Saddexda Xisbi + Muuqaal
    Odayaasha Madasha Oo Baaq Culus U Diray Musharaxiinta Saddexda Xisbi + Muuqaal
    Odayaasha Madasha Oo Baaq Culus U Diray Musharaxiinta Saddexda Xisbi

    Share
    November 16, 2017, 3:14 pm
  • Deg Deg :- Xisbiga Waddani Oo Iminka Ku Dhawaaqey In Ay Gabi Ahaanba Joojiyey Wada Shaqeyntii Kominshana Soona Bandhigay Warqado Been Abuur Ah + Muuqaal
    Deg Deg :- Xisbiga Waddani Oo Iminka Ku Dhawaaqey In Ay Gabi Ahaanba Joojiyey Wada Shaqeyntii Kominshana Soona Bandhigay Warqado Been Abuur Ah + Muuqaal
    Deg Deg :- Xisbiga Waddani Oo Iminka Ku Dhawaaqey In Ay Gabi Ahaanba Joojiyey Wada Shaqeyntii Kominshana Soona Bandhigay Warqado Been Abuur Ah + Muuqaal

    Masuulyiinta xisbiga Mucaaridka ah ee u qaabilsan kominshanka

    doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd warbaaahinta u shaaciyeen in ay gabi ahaanba ay joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahayeen kominshanka doorashooyinka Somaliland .

    Image may contain: 3 people

    Image may contain: 3 people

    Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sabab uga dhigay wada shaqeynta ay ay joojiyeen oo kominshanka doorashooyinka ka dib markii kominshanku uu wax ka qaban waayey cabashooyin ay u gudbiyeen

    Image may contain: 2 people

    Image may contain: 1 person

    Masuulyiintani waxaa ay sheegeen in cabashooyinkaas ay ka mid tahay warqado been abuur ah oo la sameeyey isla markaana si sharci daro ah loogu codeeyey kuwaas oo ay warqadahaas u soo bandhigeen warbaahinta

    Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

    [Deg Deg] :- Xisbiga Waddani Oo  Iminka Ku Dhawaaqey In Ay Gabi Ahaanba Joojiyey  Wada Shaqeyntii Kominshana Soona Bandhigay Warqado Been Abuur Ah + [Muuqaal ]

    Share
    November 16, 2017, 2:02 pm