Sanaagmedia
News
  • Daawo Dugsiga Lamahuraan Collage Oo Ceerigaabo Dood Ugu Qabtay Ardayda Dhigata Dugsigaasi
    Daawo Dugsiga Lamahuraan Collage Oo Ceerigaabo Dood Ugu Qabtay Ardayda Dhigata Dugsigaasi
    Daawo Dugsiga Lamahuraan Collage Oo Ceerigaabo Dood Ugu Qabtay Ardayda Dhigata Dugsigaasi

    Daawo Dugsiga Lamahuraan Collage Oo Ceerigaabo Dood Ugu Qabtay Ardayda Dhigata Dugsigaasi

     

    Share
    January 18, 2018, 6:58 pm
  • Daawo Xildhibaan Case Warsame Oo Ka Hadlay Dhibaatada Ka Dhalan karta Joojinta Ka Ganacsiga Kaluunka
    Daawo Xildhibaan Case Warsame Oo Ka Hadlay Dhibaatada Ka Dhalan karta Joojinta Ka Ganacsiga Kaluunka
    Daawo Xildhibaan Case Warsame Oo Ka Hadlay Dhibaatada Ka Dhalan karta Joojinta Ka Ganacsiga Kaluunka

    Daawo Xildhibaan Case Warsame Oo Ka Hadlay Dhibaatada Ka Dhalan karta Joojinta Ka Ganacsiga Kaluunka

    Share
    January 18, 2018, 3:46 pm
  • Ururka Qareenada Somaliland Oo Qareenka Guud Ee Xukuumada Eedo U Jeediyey + Muuqaal
    Ururka Qareenada Somaliland Oo Qareenka Guud Ee Xukuumada Eedo U Jeediyey + Muuqaal
    Ururka Qareenada Somaliland Oo Qareenka Guud Ee Xukuumada Eedo U Jeediyey + Muuqaal
    Ururka Qareenada Somaliland Oo Qareenka Guud Ee Xukuumada Eedo U Jeediyey

    Share
    January 18, 2018, 1:20 pm
  • ” Suldaan Cune Car Yaa Xidhi Kara …” Madax Dhaqameed U Hanjabey Xukuumada + Muuqaal
    ” Suldaan Cune Car Yaa Xidhi Kara …” Madax Dhaqameed U Hanjabey Xukuumada + Muuqaal
    ” Suldaan Cune Car Yaa Xidhi Kara …” Madax Dhaqameed U Hanjabey Xukuumada + Muuqaal

    ” Suldaan Cune Car Yaa Xidhi Kara …” Madax Dhaqameed U Hanjabey Xukuumada + Muuqaal

    " Suldaan Cune Car Yaa Xidhi Kara ..."   Madax Dhaqameed U Hanjabey Xukuumada +[ Muuqaal]

    Share
    January 18, 2018, 1:18 pm
  • Daawo DEG DEG–SULDAANKA GUUD EE SACAD MUUSE OO SHAKI GELIYAY SANDALADA SULDAAN XASAN
    Daawo DEG DEG–SULDAANKA GUUD EE SACAD MUUSE OO SHAKI GELIYAY SANDALADA SULDAAN XASAN
    Daawo DEG DEG–SULDAANKA GUUD EE SACAD MUUSE OO SHAKI GELIYAY SANDALADA SULDAAN XASAN

    Daawo DEG DEG–SULDAANKA GUUD EE SACAD MUUSE OO SHAKI GELIYAY SANDALADA SULDAAN XASAN

    Share
    January 18, 2018, 1:13 pm
  • Shirkadda Australian Ah Oo Somaliland Ka Bilaabaysa Mashruuc Cadceeda Lagaga Dhalinayo Milix
    Shirkadda Australian Ah Oo Somaliland Ka Bilaabaysa Mashruuc Cadceeda Lagaga Dhalinayo Milix
    Shirkadda Australian Ah Oo Somaliland Ka Bilaabaysa Mashruuc Cadceeda Lagaga Dhalinayo Milix

    Mashruuca ugu ballaadhan adduunka ee hannaanka

    tamarta Cadceeda lagu soo saaro Milixda, ayaa koox ganacsato ah oo dhashay dalka Australia ay ka fulin doonaan magaalo xeebeeda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland.

    Warbixintan oo shalay lagu baahiyey Wargeyska The Australian, qeybtiisa ganacsiga, ayaa lagu shaaciyey in shirkadda Salternas Pvt, heshay ogolaanshaha inay mashruuc soo saarista milixda ah ka fuliso Somaliland, xilliganna diyaarinaaan dhaqaalahii ku bixi lahaa. Mashruucaas.

     

    Sahamin hordhaca ah oo laga diyaariyey mashruucan, ayaa lagu sheegay inay sannadkii la soo saari karo Milix qiyaasteedu gaadhayso 10 milyan oo Ton. Sida lagu caddeeyay macluumaad laga helay Salternas, shirkadda ayaa heshay heshiis 25 sannadood lagu siiyey dhul cabirkiisu gaadhayo 150sq km oo degaanka xeebta.

    Mashruucan oo lagu wado in bilowgiisa lagu maalgeliyo dhaqaale lagu qadaray $ 110 ilaa ilaa $190 Milyan (Boqol iyo toban Milyan oo doolar ilaa Boqol iyo Sagaashan milyan oo doolar), ayaa Gudoomiyaha shirkadaas Mr. Roberts sheegay inuu rajaynayo in bulshada Somaliland ka heli doonaan faa’iidooyin badan.Shirkadda Australian Ah Oo Somaliland Ka Bilaabaysa Mashruuc Cadceeda Lagaga Dhalinayo Milix + [ Akhriso ]

    “Waxaan filayaa in la heli doono dad ila mid ah oo noloshooda doonaya inay wax ku kordhiyaan bulshooyinka Afrika,” ayuu Mr Roberts u sheegay The Australian.

    Wallow xadiga milixda ku jirta biyaha badda Gacanka Cadan wanaagsan tahay, roobabka aan ku badnayn Somaliland fursad wanaagsan u tahay hannaanka milixda lagu soo saarayo tamarta cadceeda, ayaa shirkadda Salternas u diyaarsan inay biyaha uumi-bxaya qabtaan, oo loo adeegsado wax-soo-saarka beeraha degaanka.

    Share
    January 17, 2018, 10:42 am
  • Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Maanta Booqasho Ku Tagay Deeganka Tuko-raq Ee Gobalka Sool
    Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Maanta Booqasho Ku Tagay Deeganka Tuko-raq Ee Gobalka Sool
    Wasiirka Biyaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Maanta Booqasho Ku Tagay Deeganka Tuko-raq Ee Gobalka Sool

    Wasiirka biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore

    iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa waxaa uu maanta booqasho ku tagay deeganka Tuko-raq ee gobalka Sool oo dhawaan ciidamada qaranka Somaliland la wareegeen .

    Wasiirkan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda deegankaas isla markaana shalay ayaa si kulul uu uga hadley xaalada magaalada Tuko-raq isaga oo ku hanjabey hadii maamulka Puntland ay dagaal soo qadaan in magaalada Garoowe iyo Laascaanood mid uun laga qixi doonoWasiirka Biyaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Maanta Booqasho Ku Tagay Deeganka Tuko-raq Ee Gobalka Sool

    Share
    January 17, 2018, 10:36 am
  • Soomaaliya maka maarantaa ciidammada ajaaniibta ah?
    Soomaaliya maka maarantaa ciidammada ajaaniibta ah?
    Soomaaliya maka maarantaa ciidammada ajaaniibta ah?

    Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar uu ku marayo qeybo ka mid ah dalka, wuxuuna la kulmayaan soo dhoweyn ballaaran.

    Waxaa la filayaa in uu maanta goobjoog ka noqdo dhaqangalka heshiiskii ay wada saxiixdeen maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljamaaca.

    Hadaba madaxweyne Farmaajo waxaa amnigiisa sugaya ciidammo Soomaali ah. Waa markii ugu horeysay tan iyo markuu bilowday dagaalka Al-Shabaab.

    Amniga madaxweynaha

    “Sida heerka sare ah ee loo xoojiyay ammaanka Madaxweynaha Soomaaliya ee socdaalka ku maraya goblada dalka, tusaale ma u tahay in dalka uu ka maarmayo ciidammo shisheeye?”ayuu is weydiiyay Xasan Xayle oo ka faallooda arrimaha Soomaaliya.

    Safarka madaxweynaha wuxuu ka bilowday Garowe halkaas oo ay ku ilaalinayeen ciidammo ka raacay Muqdisho iyo kuwa maamulka Puntland.

    Madaxweynaha oo ku dhexjira dad shacab ah oo ku soo dhoweeyay Gaalkacyo.Lahaanshaha sawirkaSONNA
    Image captionMadaxweynaha oo ku dhexjira dad shacab ah oo ku soo dhoweeyay Gaalkacyo.

    Meelaha qaar waxaa la arkayay madaxweynaha oo ku dhexjira dad shacab ah oo ay ka muuqato kalsooni aad u badan.

    Xasan Xayle wuxuu yiri: “Waxaa aad u muuqatay, ka sokow soo dhaweenta diiran, sida ay ciidamada ammaanka ee Jooga magaalooyinka uu booqday Madaxweynuhu u hubeysanyihiin una abaabulanyihiin ee ay u ilaalinayaan nabadgelyada iyagoo si aad ah u xajinaya ammaanka Madaxweynahay iyo martida la socota”.

    Wuxuu madaxweyne Farmaajo ku safray dhulka laga billaabo Garowe illaa Boosaaso iyadoo ay ilaalinayeen ciidammo Soomaali ah. Meelaha qaar ee uu ku safray waxaa ku yaalla buuro waxaana mararka qaar ku dhuunto mintidiinta Al-Shabaab.

    Ciidammo saaray buuraha dushooda oo sugaya amniga madaxweynahaLahaanshaha sawirkaMAHAMAD YUSUF TIGAY
    Image captionCiidammo saaray buuraha dushooda oo sugaya amniga madaxweynaha

    Balse waxaa goobaha qaar ku sugnaa ciidammo Soomaali ah oo aad u hubeysan oo saaran buuraha dushooda kuwaas oo sugaya amniga muddadii uu madaxweynaha ku jiray safarka dhanka dhulka ah.

    Ka dib wuxuu u gudbay dhanka Gaalkacyo illaa cadaado, wuxuuna u sii tallaabay magaalada Dhuusamareeb.

    Ma jirtaa meelo aan looga maarmin ciidammada ajaaniibta ah?

    Intii madaxweynaha uu ku jiray safarkiisa dhulka lama arag ciidammo shisheeye, inkastoo dadka dhalleeceeya ay ku doodayaan in ay ajaaniibta si qarsoon u ilaalinayaan madaxweynaha.

    Balse xasan Xayle ayaa qabo aragti ah in ciidammada Soomaaliya ay ku filan yihiin sugidda amniga madaxweynaha iyo guud ahaan dalka.

    “Arrintan waxay dhalisay su’aasha ah: Soomaaliya ma waxay xagga ammaanka ku dhawaatay in ay ka maaranto joogitaanka ciidamada shisheeye”, ayuu yiri.

    Madaxweyne Farmaajo, Gaas iyo Xaaf oo ku wada sugan GaalkacyoLahaanshaha sawirkaSONNA
    Image captionMadaxweyne Farmaajo, Gaas iyo Xaaf oo ku wada sugan Gaalkacyo

    Ciidammada sida rasmiga loo og yahay ee Soomaaliya ka howlgala waa kuwa AMISOM oo hadda isu diyaarinaya in ay ka baxaan Soomaaliya.

    Balse waxaa la sheegayaa in ay joogaan ciidammo kale oo ka kala socda Mareykanka, Britain, Turkiga iyo dalal kale.

    “Si kastaba, waxay ila tahay in aan weli la gaarin waqtigii ay noqon laheyd in laga wada kaaftoomo gacanta dhinaca ammaanka ee laga helo Beesha Caalamka, gaar ahaan ciidammada AMISOM”, ayuu ku taliyay Xasan Xayle oo ka faalloodo

    Share
    January 17, 2018, 10:30 am
  • Xisbiga UCID Oo Cabasho Ka Muujiyey Ciidanka Nabad Gelyada Wadooyinka + Muuqaal
    Xisbiga UCID Oo Cabasho Ka Muujiyey Ciidanka Nabad Gelyada Wadooyinka + Muuqaal
    Xisbiga UCID Oo Cabasho Ka Muujiyey Ciidanka Nabad Gelyada Wadooyinka + Muuqaal
    Xisbiga UCID Oo Cabasho Ka Muujiyey Ciidanka Nabad Gelyada Wadooyinka

    Share
    January 16, 2018, 11:24 am
  • Deg Deg :- ” Laascaanood Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi Doonaa ..” Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Hanjabey + Muuqaal
    Deg Deg :- ” Laascaanood Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi Doonaa ..” Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Hanjabey + Muuqaal
    Deg Deg :- ” Laascaanood Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi Doonaa ..” Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Hanjabey + Muuqaal

    Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore oo

    maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka mid ah warbaahinta waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqata uu hawda u mariyey maamulka Puntland .

    Wasiirkan oo ka soo jeeda gobalada bariga Somaliland ayaa waxaa uu maamulka Garoowe ugu hanjabey hadii ay joojin wayaan waxay wadaan in Garoowe iyo Laascaanood mid uun laga qaxi doono , isla markaana Somaliland ay diyaar u tahay in ay isdifaacdo

     

    Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

    [Deg Deg] :- " Laascaanood Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi Doonaa .." Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Hanjabey + [Muuqaal ]

    Share
    January 16, 2018, 10:07 am