Sanaagmedia
Maqaalo
  • Hamabalyo Ku Socota Aabo Cabdiraxmaan Axmed Elsar Iyo Marwadiisa Muna Cali Axmed Oo Caawa Gabadhi Ugu Dhalatay Magaalada Ceerigaabo
    Hamabalyo Ku Socota Aabo Cabdiraxmaan Axmed Elsar Iyo Marwadiisa Muna Cali Axmed Oo Caawa Gabadhi Ugu Dhalatay Magaalada Ceerigaabo
    Hamabalyo Ku Socota Aabo Cabdiraxmaan Axmed Elsar Iyo Marwadiisa Muna Cali Axmed Oo Caawa Gabadhi Ugu Dhalatay Magaalada Ceerigaabo

    1:Cali aadan daahir

    • Barkhadle maxamuud geedi

    • Cabdiraxmaan xidig

    • Yuusuf cabdi

    • Maxamed cabdiraxmaan

    • Maxamed cali saalax

    • Calimahdi jibriil xasan

    • Caydaruus sange

    • Cabdirisaaq xaaji tukubo

    • Siciid axmed kulikuli

    • Axmed cali beeyo

    • Cali suldaan

    • Muuse saalax cismaan

    • Aadan Yariisow

    • Kayse dacar ismaaciil

    • Maxamed khadar Dhamaanba Dadkaasi waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan cabdiraxmaan elsar iyo xaaskiisa oo caawa gabadhi ugu dhalatay magaalada ceerigaabo waxayna leeyihiin noqo tii dalkeed iyo diinteeda anfacadaRelated image

    Share
    March 23, 2017, 5:55 pm
  • Daawo: Beeyada Degaanka Madar Muge Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dabar Go.do iyo Bulshada Degaankaasi Oo Wasarada Degaanka Baaq U Dirtay
    Daawo: Beeyada Degaanka Madar Muge Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dabar Go.do iyo Bulshada Degaankaasi Oo Wasarada Degaanka Baaq U Dirtay
    Daawo: Beeyada Degaanka Madar Muge Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dabar Go.do iyo Bulshada Degaankaasi Oo Wasarada Degaanka Baaq U Dirtay

    Halkan Ka Daawo Degaanka Madar Muge Oo Halis Ugu Jirta In Ay Dabar Go.do iyo Bulshada Degaankaasi Oo Wasarada Degaanka Baaq U Dirtay

    Share
    March 23, 2017, 11:47 am
  • Halkan Ka Daawo:Maansadii Qiimaha Badnayd Ee Mudaacalay By Abwaan Daaha Cabdi Gaas
    Halkan Ka Daawo:Maansadii Qiimaha Badnayd Ee Mudaacalay By Abwaan Daaha Cabdi Gaas
    Halkan Ka Daawo:Maansadii Qiimaha Badnayd Ee Mudaacalay By Abwaan Daaha Cabdi Gaas

    Share
    March 22, 2017, 7:51 pm
  • Daawo:Xog Daaha Kafaydaysa Sababta Kadanbahysay Magcaabista Yuusuf Garaad Oo kamidnoqday Golaha Wasiirada Cusub Ee somaliya+Sooyalkiisii Tarikheed Oo Kaamila
    Daawo:Xog Daaha Kafaydaysa Sababta Kadanbahysay Magcaabista Yuusuf Garaad Oo kamidnoqday Golaha Wasiirada Cusub Ee somaliya+Sooyalkiisii Tarikheed Oo Kaamila
    Daawo:Xog Daaha Kafaydaysa Sababta Kadanbahysay Magcaabista Yuusuf Garaad Oo kamidnoqday Golaha Wasiirada Cusub Ee somaliya+Sooyalkiisii Tarikheed Oo Kaamila

    Daawo:Xog Daaha Kafaydaysa Sababta Kadanbahysay Magcaabista Yuusuf Garaad Oo kamidnoqday Golaha Wasiirada Cusub Ee somaliya+Sooyalkiisii Tarikheed Oo Kaamila

    Image result for yuusuf garaad

     

     

    Share
    March 22, 2017, 11:09 am
  • Dooxa Hargeysa Oo Lagu Qabtey Laba Nin Oo Neef Sac Ah Oo Bakhtiyey Haraga Kaga Saaraya Si Ay Suuqa Ugu Iib Geeyaan + [Muuqaal]
    Dooxa Hargeysa Oo Lagu Qabtey Laba Nin Oo Neef Sac Ah Oo Bakhtiyey Haraga Kaga Saaraya Si Ay Suuqa Ugu Iib Geeyaan + [Muuqaal]
    Dooxa Hargeysa Oo Lagu Qabtey Laba Nin Oo Neef Sac Ah Oo Bakhtiyey Haraga Kaga Saaraya Si Ay Suuqa Ugu Iib Geeyaan + [Muuqaal]

    Dooxa weyn ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu qabtey laba Nin oo neef

    sac ah oo bakhtiyey haraga kaga saaraya isla markaana la sheegay in ay damacsanayeen in hilibkiisa suuqa u iib geeyaan

     

    Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

    d

    Share
    March 21, 2017, 4:52 pm
  • Daawo: Gudoomiyaha Gudmo Biyo Cas Oo Ka Hadlay xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Xukumada Siilaanyona Ku Tilmamay Mid Ku Fashilanatay+Haayada Care Oo Uu Amanay
    Daawo: Gudoomiyaha Gudmo Biyo Cas Oo Ka Hadlay xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Xukumada Siilaanyona Ku Tilmamay Mid Ku Fashilanatay+Haayada Care Oo Uu Amanay
    Daawo: Gudoomiyaha Gudmo Biyo Cas Oo Ka Hadlay xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Xukumada Siilaanyona Ku Tilmamay Mid Ku Fashilanatay+Haayada Care Oo Uu Amanay

    Daawo: Gudoomiyaha Gudmo Biyo Cas Oo Ka Hadlay xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Xukumada Siilaanyona Ku Tilmamay Mid Ku Fashilanatay+Haayada Care Oo Uu Amanay

     

    Share
    March 21, 2017, 11:48 am
  • Daawo.Khudbad Hogaamiye Xirsi u jeediyey Qurbajooga & Taageerayaasha Waddani UK & Waxay daaran tahay!
    Daawo.Khudbad Hogaamiye Xirsi u jeediyey Qurbajooga & Taageerayaasha Waddani UK & Waxay daaran tahay!
    Daawo.Khudbad Hogaamiye Xirsi u jeediyey Qurbajooga & Taageerayaasha Waddani UK & Waxay daaran tahay!

    Daawo.Khudbad Hogaamiye Xirsi u jeediyey Qurbajooga & Taageerayaasha Waddani UK & Waxay daaran tahay!

    Share
    March 21, 2017, 11:42 am
  • War Deg Deg Ah Masuul Sare Oo Xisbiga Muxaafidka ah Ee Kulmiye Hada Iska Casilay +Sababta
    War Deg Deg Ah Masuul Sare Oo Xisbiga Muxaafidka ah Ee Kulmiye Hada Iska Casilay +Sababta
    War Deg Deg Ah Masuul Sare Oo Xisbiga Muxaafidka ah Ee Kulmiye Hada Iska Casilay +Sababta

    Siyaasi Muuse Ismaaciil Qardhab oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta sare sare ee Xisbiga KULMIYE, ayaa hada ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii iyo xubinimaddii xisbigaasi, waxaana uu tilmaamay in uu dhibbaatooyin xoogga ka tirsanaayo Xisbigaasi isaga oo sida oo kale na iftiimiyey in uu siyaasadda xaafadda Axmed Dhagax uu u daba-fadhiisanaayo siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan Xisbiga WADDANI.

     

    Siyaasi Qardhab, ayaa hore u soo noqday afhayeenka Xisbiga UCID ee garabkii Jamaal Cali Xuseen, waxaana uu xusay in laga bilaabo maanta uu ku biiraayo Xisbiga WADDANI oo uu tilmaamay in uu yahay xisbi dalka horumar u horseedi kara.

     

    Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

    Share
    March 21, 2017, 9:19 am
  • NABI MAXAMED(NNKH), MA INOO SHEEGAY DAWADA HIV- AIDS KA?
    NABI MAXAMED(NNKH), MA INOO SHEEGAY DAWADA HIV- AIDS KA?
    NABI MAXAMED(NNKH), MA INOO SHEEGAY DAWADA HIV- AIDS KA?

    Marka hore illaah baa mahad leh, allahaasoo ii suurta galiyeye in aan maanta idin la wadaago maqaal aad u xiiso badan, kaasoo markii aan ugu horeyn anigu arkay ama akhriyey noloshayda waxa badan ka bedelay.

    Run ahaantii, waxa jirtay kaniisada ku taala dalka Germany oo badanaa baadha dhaliilo ay kula doodaan diinta islaamka,  waxa ay lacag badan siiyeen laba saynis yahan si ay u beeniyaan xadiiskii nebiga ee ahaa sidan soo socota:-

    لحديث أبي هريرة رضي الله عنه ، أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ( إِذَا وَقَعَ الذُّبَابُ فِي شَرَابِ أَحَدِكُمْ فَلْيَغْمِسْهُ ثُمَّ لِيَنْزِعْهُ ؛ فَإِنَّ فِي إِحْدَى جَنَاحَيْهِ دَاءً وَالْأُخْرَى شِفَاءً ) رواه البخاري

    Xadiiskan oo micinihiisu yahay “ hadii uu ku dhaco duqsiqu mid idin ka mid ah sharaabkiisa, ha ku dhex muquuriyo(quusiyo) sharaabka dabadeedna ha ka saaro, maxa yeelay labada baal ee duqsigu leeyahay mid ka mid ah waxa uu sidaa xanuun (xanuun-dhaliye), kan kalena daawo” waxa weriyey abaa-hurayra.

    Xadiiskani waxa uu inoo faa,iidaynayaa in hadii sidii nebigu inoo sheegay aynu samayno, in aanu duqsigu waxba u dhimaynin sharaabkeena hadii uu ku dhaco.

    Hadii aynu intaa kaga nimaadno xadiiska, waxay labadii nin ee saynis yahanka ahaa ay sameeyeen baadhitaan ay ku lafagurayaan duqsiga iyo baalihiisa, ugu dambayn waxa ay ogaadeen natiijadii oo ahayd sidii nebigeena suuban(NNKH) uu inoo sheegay 14 qarni ka hor, baadhitaankaasina waxa uu noqoday mid iyaga dib ugu soo noqoda, cadeeyana in aanay haba yaraatee heli Karin waxa ay diinta islaamka kula doodaan. Intaa ka bacdi labadii saynis yahayn waxa ay cadeeyeen in labada baal ee duqsiga mid ka mid ahi uu xambaarsan yahay, xadi aad u badan oo kala duwan oo bacteria (xanuun-dhaliye) ah, taa mid ka duwan baalka kalena uu alle siiyey awood uu kaga hortegi karo bacteria-yada ( xanuun-dhaliyaha) baalka kale sido, kaasoo la yidhaahdo antibiotics (lid xanuun-dhaliye).

    Intaa ka bacdi, waxa arinkii ogaatay sherked dawooyinka samaysa oo laga leyahay wadanka Germany oo la yidhahdo(Bayer pharmaceutical), sherkedan waxa ay ogaatay in ay ka faa,iidayso baadhitaankan, sidaa darted waxa ay samaysay beero ay ku dhaqanayso duqsiga noocyadii kala duwan (biological breeding farms of the flies). Waxa ayna ka soo saartay dawadii antibiotics (lid xanuun-dhaliye) uu siday duqsiga, Bayer waxa ay ku guulaystay in samayso lid xanuun-dhaliye (antibiotics) kii uga awooda badnaa kaasoo lagu daweeyey dadka xanuunsan ee qaba xanuunka aadka halista u ah ee la yidhaahdo(HIV-AIDS) alle ha inaga badbaadiyee.

    Dawadanina waxa ay ka koobantahay shan xabo oo kiniini ah, qiimaheeduna waxa uu joogaa calaa xabad $ 500. hadaba waxa is weydiin leh, siday u soo saareen dawadan? Jawaabtu waa, in ay ka la soo dhex baxeen xadiiskii nebigeena suuban(NNKH).

    isku soo wada duuboo, waxa mahad iska leh allaah, kaasoo iga mid dhig mid ka mid ah adoomihiisa ku midoobay diinta islaamka.

    by:- ENG Mohamed hanad

    email: hooyosob@gmail.com

    phone: 00252634957910/00252659908491

    Share
    March 20, 2017, 8:56 pm
  • Kurdiyiin mudaharaaddo Erdogan lagu diidanyahay Jarmalka ka dhigay
    Kurdiyiin mudaharaaddo Erdogan lagu diidanyahay Jarmalka ka dhigay
    Kurdiyiin mudaharaaddo Erdogan lagu diidanyahay Jarmalka ka dhigay
    Mudaharaadayaasha oo sita calamo uu ku sawiranyahay hogaamiyaha xidhan PKK Abdullah OcalanLahaanshaha sawirkaBORIS ROESSLER/DPA VIA AP
    Image captionMudaharaadayaasha oo sita calamo uu ku sawiranyahay hogaamiyaha xidhan PKK Abdullah Ocalan

    Qiyaastii 30,000 oo Kurdiyiinta Turkiga ah ayaa banaan bax ay kaga soo hor jeedaan madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ka dhigay magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka.

    Dadka mudaharaadayey waxa ay iskaga yimaadeen dalka Jarmalka oo dhan maalo uun ka hor dhalashada sannadka cusub ee Kurdigu.

    Waxay dalbadeen hanaan dimuqraadi ah, Shacabka dalka Turkigana waxay ugu baaqeen in ay MAYA ugu codeeyaan dastuurka cusub ee kordhinaya awoodaha madaxweynaha ee bisha dambe aftida loo qaadayo. Qaar badan oo dadka bannaan baxayey ka mid ah ayaa sitey calaamado iyo calamada xisbiga la mamnuucay ee PKK.

    Turkiga ayaa cambaareeyey bannaan baxan oo ku tilmaamay wax aan “la qaadan karin” waxaanu Jarmalka ku eedeeyey in munaafanimo darteed ruqsadda isku soo baxaa u siiyey mudaharaadayaasha.

    Is maandhaaf diplomaasiyadeed oo u dhexeeyey labada dal ayaa cirka isku sii shareeray, kaas oo ka dhashay markii laba todobaad ka hor dawladda Jarmalku u diiday wasiirro Turki ah in ay abaabulaan bannaan baxyo dawladda lagu taageersan yahay.

    Af-hayeenka Erdogan, Ibrahim Kalin, ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in “ay tahay wax aan la qaadan karin in banaan baxaa lagu arko calamada PKK iyo hal ku dhegyadooda, iyadoo wasiiro iyo xildhibaanno Turki ahna laga hor joogsaday in ay la kulmaan muwaadiniintooda

    Share
    March 19, 2017, 1:45 pm