Sanaagmedia
Features
  • Daawo Buugaas Xisbiga Wadani Wuxu ka Miyahay Bugaagtaydii Komishanka Ee Saaxil Komishanka Doorashooyina S
    Daawo Buugaas Xisbiga Wadani Wuxu ka Miyahay Bugaagtaydii Komishanka Ee Saaxil Komishanka Doorashooyina S

    Share
    November 18, 2017, 12:47 pm
  • Daawo Komishanka Maalintii Dhowaydna Jawaabtooda Waad Maqlayseen Hadana Way Qireen In Buugnu Bawaagtooda Kamid Yahay C/raxmaan Ciro
    Daawo Komishanka Maalintii Dhowaydna Jawaabtooda Waad Maqlayseen Hadana Way Qireen In Buugnu Bawaagtooda Kamid Yahay C/raxmaan Ciro

    Image result for Cabdiraxmaan Ciro

    Share
    November 18, 2017, 12:46 pm
  • Daawo Wasiir maxamuud Xaashi Oo Sheegay In Mararka Qaar Ay Askartu Shacabka U  Adeegsanayso Rasaas Nool
    Daawo Wasiir maxamuud Xaashi Oo Sheegay In Mararka Qaar Ay Askartu Shacabka U Adeegsanayso Rasaas Nool

    November 18, 2017, 12:45 pm
  • Daawo Badhasaabka Sanaag Saraakiisha Ciidanka iyo Madaxdhaqameed Baaq Soo Saaray Kana Hadlay Mudaharaadkii..
    Daawo Badhasaabka Sanaag Saraakiisha Ciidanka iyo Madaxdhaqameed Baaq Soo Saaray Kana Hadlay Mudaharaadkii..

    November 18, 2017, 12:33 pm
  • Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyey Dalka Sweden Oo Kashifay Siro Badan Oo Ku Saabsan Doorashadii Dhawaan Dalka Ka Dhacdey + Muuqaal
    Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyey Dalka Sweden Oo Kashifay Siro Badan Oo Ku Saabsan Doorashadii Dhawaan Dalka Ka Dhacdey + Muuqaal
    Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyey Dalka Sweden Oo Kashifay Siro Badan Oo Ku Saabsan Doorashadii Dhawaan Dalka Ka Dhacdey + Muuqaal

    Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyey Dalka Sweden Oo Kashifay Siro Badan Oo Ku Saabsan Doorashadii Dhawaan Dalka Ka Dhacdey

    Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyey Dalka Sweden Oo Kashifay Siro Badan  Oo Ku Saabsan Doorashadii Dhawaan Dalka Ka Dhacdey +[ Muuqaal ]

    Share
    November 18, 2017, 12:01 pm
  • Deg Deg :- Kominshanka Iyo Musharax Ciro Oo Iminka Warbaahinta Wada Jir Ula Hadley Iyo Buugii Oo Kominshanka Ku Cadaadey + Muuqaal
    Deg Deg :- Kominshanka Iyo Musharax Ciro Oo Iminka Warbaahinta Wada Jir Ula Hadley Iyo Buugii Oo Kominshanka Ku Cadaadey + Muuqaal
    Deg Deg :- Kominshanka Iyo Musharax Ciro Oo Iminka Warbaahinta Wada Jir Ula Hadley Iyo Buugii Oo Kominshanka Ku Cadaadey + Muuqaal

    Gudoomiyaha kominshanka doorashooyinka Somaliland iyo musharaxa

    madaxweyne ee xisbiga Waddani ayaa goor dhaweyd si wada jir ah warbaahinta ula Hadley

    Kominshanka iyo xisbiga Waddani ayaa waxaa ay isla qaateen in cabashooyinka xisbiga Waddanila tix galiyo lana qanciyo isla markaana dib loo bilaabo wada shaqeyntii kominshanka iyo xisbiga Waddani

    Sidoo kale Buugii ay dhawaan soo bandhigeen xisbga Waddani ayaa waxaa kominshanka doorashooyinku qirtey in buugaasi uu ka mid ahaa buugaagtii Kominshanka e lagu codeynaayey isla markaana uu ka lumay sanduuqii loog talo galay

    Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

    [Deg Deg ] :- Kominshanka Iyo Musharax Ciro Oo Iminka Warbaahinta Wada Jir Ula Hadley Iyo Buugii Oo Kominshanka Ku Cadaadey +[ Muuqaal ]

    Share
    November 18, 2017, 11:58 am
  • Daawo Xildhiban Nacnac Oo Dadwaynaha Ugu Baaqay In Ay Nabada Ilaaliyaan Komishankana Ka War Sugaan
    Daawo Xildhiban Nacnac Oo Dadwaynaha Ugu Baaqay In Ay Nabada Ilaaliyaan Komishankana Ka War Sugaan

    November 17, 2017, 9:45 am
  • DAAWO: Muuse Biixi Hadduu Ku Shubanayo Muxuu Dadka Kadhibayay Inay Codeeyaan Abokor
    DAAWO: Muuse Biixi Hadduu Ku Shubanayo Muxuu Dadka Kadhibayay Inay Codeeyaan Abokor
    DAAWO: Muuse Biixi Hadduu Ku Shubanayo Muxuu Dadka Kadhibayay Inay Codeeyaan Abokor

    DAAWO: Muuse Biixi Hadduu Ku Shubanayo Muxuu Dadka Kadhibayay Inay Codeeyaan Abokor

    Image result for muuse biixi

    Share
    November 17, 2017, 9:37 am
  • Mugabe oo wali diidan in uu xilka ka dago
    Mugabe oo wali diidan in uu xilka ka dago
    Mugabe oo wali diidan in uu xilka ka dago

    Madaxwayniha muddada dheer ka talinayay Zimbabwe Robert Mugabe ayaa la sheegay in uu diidan yahay in uu xilka ka dago ,iyada oo ay jiraan baaqyada ku saabsan in uu iscasilo.

    Mugabe oo 93 ah ayaa xabsi guri laga dhigay ka dib markii militariga Zimbabwe ay awoodda dalkaasi la wareegeen Arbacadii.

    Ma jirto wax faahfaahin ah oo ka soo baxay wadaxaajoodka ergada ka socota gobolka iyo madaxa ciidammada.

    Waxaa la soo saaray sawirro muujinaya madaxwaynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo la kulmaya madaxa ciidammada iyo ergo ka socota dalka Koonfur Afrika, xilli uu xabsi guri ku jiro.

    Sawiradan ayaa muujinaya Mugabe oo dhoola cadaynaya, weriyaha BBC ee Afrika wuxuu sheegayaa in Mugabi uu u muuqdo mid xaalad daganaan ah ku jira, iyada oo ay jirto in militariga ay awoodda la wareegeen.

    Hasa yeeshee warar la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in wadahadallada hormar laga sameeyay taasi oo ku saabsan in la gaaro heshiis horseedi kara in Mugabe uu xilka banneeyo.

    Ururka Midowga Afrika ayaa waxay sheegeen in ay ku kalsoon yihiin in wadaxaajoodyada ay noqon doonaan kuwa mira dhal ah.

    Waxaa jira hindise dhigaya in Mugabi lagu baddalo madaxweyne ku xigeenkiisii hore ee uu shaqada ka cayriyay, Emmerson Mnangagwa islamarkaana hogaamiyaha mucaaradka, Morgan Tsvangirai uu u noqdo raii’sulwasaare.

    Hogaamiyayaasha gobolka ayaa sii xoojiyay dadaalka dhaxdhaxaadinta iyo wadaxaajoodka si xaaladda loo soo afjaro.

    Mr Mugabe iyo madaxa militariga General Constantino Chiwenga

    Share
    November 17, 2017, 9:16 am
  • XAYEYSIIN  BBC Somali Somali Wararka ugu waaweyn Hargeysa iyo Burco oo daggan ka dib rabshadihii xalay
    XAYEYSIIN BBC Somali Somali Wararka ugu waaweyn Hargeysa iyo Burco oo daggan ka dib rabshadihii xalay
    XAYEYSIIN  BBC Somali Somali Wararka ugu waaweyn Hargeysa iyo Burco oo daggan ka dib rabshadihii xalay

    Waxaa deggan xaaladda xaafadaha ay xalay rabshado ka dheceen xalay ee ka tirsan Hargeysa iyo Burco, sida ay dad deegaanka ah u sheegeen weriyaha BBC-da ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige.

    Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland waxaa Isniintii ka dhacay doorashada madaxtinimada oo weli la sugayo natiijadeeda.

    Inta la og yahay, ugu yaraan laba qof ayaa la sheegay in ay ku Doorashada Somalilanddhinteen rabshadahaasi ka dib markii ay isu soo bexeen taageerayaasha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.

    Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Togdheer, Maxamed Diiriye Xayd ayaa BBC-da u sheegay in ay daggan tahay xaaladda xaafadihii ay rabshadaha ka dhaceen xalay ee Burco.

    Waxay arrintani ka dambeysay markii mas’uuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ee Waddani ay dhaliil u soo jeediyeen hanaanka doorashada. Waxay sheegeen in ay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen guddiga doorashooyiinka ka dib markii “la dhagaysan waayay cabashadooda” ku aadan doorashadii la qabtay Isniintii.

    Cusman Afgaab oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa BBC-da u sheegay “in uu jiro musuqmaasuq uu ka mid yahay in meelaha qaar lagu codeeyay warqado la been abuuray, caruur codeysay iyo in wakiilladooda laga saaray xarrumaha qaar ee codeynta”.

    Guddiga doorashooyiinka Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, ayaa codsaday in ciddii cabasho qabta ay u gudbiyaan guddiga, sidoo kale wuxuu ku baaqay in aan laga hordhicin natiijada.

    Gudoomiyaha guddiga, Cabduqadir Imaan Warsame oo xalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay “wixii cabasho sharci ah, diyaar baan u nahay in aan xallino”.

    Gudiga doorashada Soomaaliland oo ka jawaabay eedaymaha uu xisbiga waddani u soo jeediyay

    Balse, dadka ku nool xaafadaha dhanka galbeed ee Burco waxay sheegeen in ciidamo boolis iyo military isugu jira la geeyay halkaas.

    Musharraxa xisbiga mucaaradka ee Waddani, Cabdiraxmaan Cirro ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay in ay nabadgelyada ilaaliyaan. Dhanka Booliska wuxuu ka dalbaday in ay shacabka si wanaagsan ula dhaqmaan.

    Rabshada ka dhacay xaafado ka tirsan Burco waxaa “ku dhintay hal qof, tiro kalena way ku dhaawacmeen”, sida uu BBC-da u sheegay gudoomiye ku xigeenka gobolka Togdheer. Dadka dhaawaca ah waxaa ka mid ah askeri boolis ah, oo ka mid ahaa kuwii ka hortagayay rabshadaha.

    Xaafadda New Hargeysa oo ka tirsan Hargeysa waxaa Iyana ku dhimatay gabar ka dib markii booliska iyo dibadbaxayaasha ay isku dheceen.

    Dad badan ayaa la xirxiray ka dib isu soo baxyadaas ka dhacay xaafado ka tirsan Hargeysa iyo Burco.

    Share
    November 17, 2017, 9:14 am