Sanaagmedia
Features
  • Daawo Dalka Habarjeclaa Iska Leh iyo Inyar Oo Lagu Qurxiyay Saleebaana Wuu Ku Jiidayaa Anana Waan Ku Haysanaynaa Sir La Helay
    Daawo Dalka Habarjeclaa Iska Leh iyo Inyar Oo Lagu Qurxiyay Saleebaana Wuu Ku Jiidayaa Anana Waan Ku Haysanaynaa Sir La Helay

    Share
    March 6, 2017, 2:56 pm
  • Daawo Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiir Cadaani Oo Booqday Degaanka Midhasho Kana Hadlay Mudo Kordhinta Xukumada Loo Sameeyay
    Daawo Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiir Cadaani Oo Booqday Degaanka Midhasho Kana Hadlay Mudo Kordhinta Xukumada Loo Sameeyay

    March 6, 2017, 2:49 pm
  • Muuse Biixi Oo Muuqaal Cajlad Ah Oo Uu Iska Soo Duubay Kaga Hadley Muddo Kordhintii Maanta Ee Golaha Guurtida + Muuqaal
    Muuse Biixi Oo Muuqaal Cajlad Ah Oo Uu Iska Soo Duubay Kaga Hadley Muddo Kordhintii Maanta Ee Golaha Guurtida + Muuqaal
    Muuse Biixi Oo Muuqaal Cajlad Ah Oo Uu Iska Soo Duubay Kaga Hadley Muddo Kordhintii Maanta Ee Golaha Guurtida + Muuqaal

    Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj Muuse Biixi ayaa muuqaal

    cajlad oo uu iska soo duubay isla markaana saxaafada goor dhaweyd loo soo diray kaga hadley muddo kordhintii ay maanta ay sameyeen golaha guurtidu

    Waxaa u sheegay Mujaahidku in ay ka xisbi ahaan u hogaansan yahiin waxii ay soo saareen maadama oo distoorka dalku uu xaq u siiyey in ay muddo kordhin sameeyaan , sidoo kala na waxuu hoosta ka xariiqay Muuse Biixi in ay doorashadu in ay dhacdo ay ku xidhatahay kolba sida ay u shaqeeyaan kominshanka doorashooyinku

    Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

    Muuse Biixi Oo Muuqaal Cajlad Ah Oo Uu Iska Soo Duubay Kaga Hadley Muddo Kordhintii Maanta Ee Golaha Guurtida + [Muuqaal ]

    Share
    March 6, 2017, 2:07 pm
  • Daawo: Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mr Cadaani Oo Ceerigaabo Gaadhay iyo Ujeedada Socdalkoodu Salka Ku hayo
    Daawo: Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mr Cadaani Oo Ceerigaabo Gaadhay iyo Ujeedada Socdalkoodu Salka Ku hayo

    March 5, 2017, 3:57 pm
  • Daawo. Danyarta Magaalada ceerigaabo iyo Ganacsatada Magaladaasi Oo Xukumada Ku Tilmaamay Mid Ku Fashilantay Wax Ka Qabsahda Sixirka Dollarka
    Daawo. Danyarta Magaalada ceerigaabo iyo Ganacsatada Magaladaasi Oo Xukumada Ku Tilmaamay Mid Ku Fashilantay Wax Ka Qabsahda Sixirka Dollarka

    March 5, 2017, 11:38 am
  • Dowlada Imaaraadka Oo Safiirka Ka Jooga Somaliya Deg Deg Ugu Yeedhay iyo Xidhiidhka Labadaasi Dal Oo Sii Xumaanaya
    Dowlada Imaaraadka Oo Safiirka Ka Jooga Somaliya Deg Deg Ugu Yeedhay iyo Xidhiidhka Labadaasi Dal Oo Sii Xumaanaya
    Dowlada Imaaraadka Oo Safiirka Ka Jooga Somaliya Deg Deg Ugu Yeedhay iyo Xidhiidhka Labadaasi Dal Oo Sii Xumaanaya

    Wararka aanu ka helayno magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya waxaa ay sheegayaan in Dowlada Imaaraadka Carabta ay u yeedhtay Safiirkeeda ka howlgala Somalia, gaar ahaan Xarunta magaalada Muqdisho.

     Wararkan oo aan wali si rasmi ah loo cadey aya sidii  kale  intaasi ku daraya in dowlada Imaaraadka ay 24saac gudaheeda ugu baaqday in Safiir Maxamed Axmed Cusmaan Al-xamadi uu kusoo gaadho magaalada Abu Dabai ee xarunta dalka Imaaraadka.

    Maxamed Axmed Cusmaan Al-xamadi, ayaa ka howlgalaayay magaalada Muqdisho dhowr sano laga soo bilaabo xiligii uu dalka ka ariminaayay Shariif Sheekh AxmedImage result for Maxamed Axmed Cusmaan Al-xamadi

    U yeedhida Safiirka cusub ee Dowlada Imaaraadka u fadhiya Somalia, ayaa la sheegay inay la xidhiidhto Khilaafka diplomaasiyadeed ee u dhexeeya Somalia iyo Imaaraadka kaa oo dhawaan ka dhashay Saldhigga Milliteri oo ay Imaaraadka ka dhisanayaan Magaaladda Berbera.

    Share
    March 4, 2017, 7:04 pm
  • Daawo: Qaar kamida Beeshii Uu ka Soo Jeeday Marxuum Taliye Casayr Oo Sheegay In Ragii Dilay Qurbaha Jogan Iskuna Dilayaan
    Daawo: Qaar kamida Beeshii Uu ka Soo Jeeday Marxuum Taliye Casayr Oo Sheegay In Ragii Dilay Qurbaha Jogan Iskuna Dilayaan

    March 4, 2017, 12:18 pm
  • Jamaal Cali Xuseen oo Faysal Cali Waraabe ku Tilmaamay Ninkii Gabadhka Malxiisada Iska Dhigay ee Asma Coday
    Jamaal Cali Xuseen oo Faysal Cali Waraabe ku Tilmaamay Ninkii Gabadhka Malxiisada Iska Dhigay ee Asma Coday
    Jamaal Cali Xuseen oo Faysal Cali Waraabe ku Tilmaamay Ninkii Gabadhka Malxiisada Iska Dhigay ee Asma Coday

    Jamaal Cali Xuseen oo ahaa Musharrixii hore ee jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, balse wakhtigan ka tirsan Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa dhacdooyin isku dhaw ku tilmaamay wixii kala qabsaday isaga iyo Guddoomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Qisada Ninka Guursaday Gabadha Wiilka (Asma-Coday) Minxiisadda ka dhigatay ee Kiiskoodu hadda Maxkamadda ku jiro.

    Jamaal Cali Xuseen, waxa uu si wayn u dhalliilay, isla markaana dhibaato Somaliland ku lammaan ku tilmaamay Hay’adaha Garsoorka iyo Maxkamadaha oo uu sheegay inay yihiin kuwo aan cadaalad iyo Garsoor loo siman yahay ku shaqaynin ee waxoodu booshaaq yahay. Waxa uu sidoo kale, dhalliilay Bulshada oo uu ku tilmaamay kuwo iyagoon waxba hubin ku deg-dega hadal-haynta muwduuc go’aan Sharci u baahan.

    Waxa uu Jamaal sidaa ku sheegay Qoraal uu ku baahiyey Bartiisa uu ku leeyahay Shabakadda Kulanka Bulshada ee Faysbuug (Facebook), waxaanu qoraalkaas uu Ciwaankiisa Faysbuug ku baahiyey nuxur ahaan u qornaa sidan:-

    “Dadkeennu shay aanay u fiirsan ayey durbadiiba la boodeen. Bal Dadka idinku hadlaya eega. Waar gari Illaahay bay taqaanne ma dhegaysateen isagana Ninkii Carruuska ahaa? Wuxuu mar walba odhanayey dhibaatadaa igu dhacday ha layga soo caawiyo isagoo aad dareemaysid inuu dhaqaale-doon yahay.

    Haddaba, dalkeenna dhan Ninkaa yar ee Carruuska ah, ayaa dawakhiyey, markii la soo waraystay Reerkii waa kuwaa Inantii yarayd ee Ninka lagu sheegayey waataasi, Illaahay baa runta oge ishaa innoo Macallin ah. Waar show dunidu waa wada Ina Cali Waraabe, midba wax ha ku qarafaystee.

    Dalka Maxkamad kala wadda oo durbadiiba dadka kala saarta oo cadaalad iyo Garsoor baan jirin. In isla maalintii Maxkamadda la keenay la kala tuuro oo Makhaatiyaashii la keeno ayey ahayd. Maxkamadda Somaliland Anigaaba soo taabtay kuwa lagu sheegay Maxkamadda Sare.

    Qaar Diin iyo iimaan toona leh maaha, waa kuwa Dacwaddii UCID ee kii aan ka dacwoonaynay ee Xisbiga ragaadiyey ee xataa horteeda ka qirtay wax walba yidhi; ‘isaga ayaa Mus-danbeed ah, ka dibna wixii ay malmaluuqday ee Cali-Mahdi Gar leh/ Caydiid gar leh, haddana fulinteedii oo la kufsaday daawanayey.

    Bal Adigu Tuug waxaagii dhacay oo lagu leeyahay Isagaa Mus-danbeed kuu ah in laydin kala saaro mooyee. Somaliland dal jira noqon mayso illaa runta laysu sheego, dalkuna helo Maxkamad Illaahay ka baqaysa oo damiir leh. Waxbaa ka Soo salag leh, Ninkastoo is waalana, Nin waabiyaa hela.

    Dirxiguba Dantiisu

    Qudhun Ugu dabaashaa

    Bulshadeennu Daahiyo

    Inta ay Dabool weyn

    Doqonkii ku dedayaan

    Digaroganba maynee

    Meeshuu ku danbeeyiyo

    Halka Doqon wakhtigu dhigo

    Dib baa looga sheekeyn.” Tuducyo-Sugaaneedkaas oo aanu sheegin in uu isagu curiyey iyo in uu cid kale ka soo xigtay, ayuu Jamaal Cali Xuseen ku soo gebo-gabeeyey Qoraalkan uu ku baahiyey Ciwaankiisa Faysbuug oo aannu ka soo xigannay.

    Share
    March 4, 2017, 12:15 pm
  • Daawo: Kulmiyoow Waad Na Sharafteen Waanan Idinka Qaadanay Mar Hadaad Xooga Intaa Leeg kacdoonkaa (Faadumo Siciid Xubin Kamida Xisbiga Wadani
    Daawo: Kulmiyoow Waad Na Sharafteen Waanan Idinka Qaadanay Mar Hadaad Xooga Intaa Leeg kacdoonkaa (Faadumo Siciid Xubin Kamida Xisbiga Wadani
    Daawo: Kulmiyoow Waad Na Sharafteen Waanan Idinka Qaadanay Mar Hadaad Xooga Intaa Leeg kacdoonkaa (Faadumo Siciid Xubin Kamida Xisbiga Wadani

    Marwo Faadumo Siciid oo ah la taliyaha arimaha dibada ee musharax Cabdiraxmaan Ciro waxaa ay sheegtay in iyada oo ku hadleysa afka xisbiga Waddani ay si kal iyo laab ah ay u soo dhaweynayso mudaharaadki dhawaan ka dhacay magaalada London ee laga soo hor jeeday saldhiga Military ee dawlada Imaraadka laga siiyey magaalada Berbera

    Sidoo kale waxaa ay sheegtay marwo Faadumo Siciid  in  gudoomiyaha xisbiga UCID  uu noqdey  qol uu kireystay safiirka dawlada imaraadka u fadhiya Somaliland AMB Baashe Cawil waa sida ay hadalka u dhigtaye

    Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

    Share
    March 4, 2017, 12:01 pm
  • Daawo. Badhasaabka G.Sanaag Oo Xisbiga Wadani Uga Digay In Uu Sameeyo Wax Mudaharaad Oo Uu kaga Soo Horjeeda Saldhiga Imaradka  +Arimo kale Uu ka Hadlay
    Daawo. Badhasaabka G.Sanaag Oo Xisbiga Wadani Uga Digay In Uu Sameeyo Wax Mudaharaad Oo Uu kaga Soo Horjeeda Saldhiga Imaradka +Arimo kale Uu ka Hadlay

    March 4, 2017, 11:51 am