Sanaagmedia
Features
  • Daawo Sawirada Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiye Ciro Oo Gaadhay Abu Dabai iyo Ujeedka
    Daawo Sawirada Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiye Ciro Oo Gaadhay Abu Dabai iyo Ujeedka
    Daawo Sawirada Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiye Ciro Oo Gaadhay Abu Dabai iyo Ujeedka

    Daawo Sawirada Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiye Ciro Oo Gaadhay Abu Dabai iyo Ujeedka

    Share
    May 20, 2017, 3:30 pm
  • Daawo Hargeysa Taageerayaal Kusoo Biiray Xisbiga Kulmiye
    Daawo Hargeysa Taageerayaal Kusoo Biiray Xisbiga Kulmiye
    Daawo Hargeysa Taageerayaal Kusoo Biiray Xisbiga Kulmiye

    Daawo Hargeysa Taageerayaal Kusoo Biiray Xisbiga Kulmiye

    Share
    May 20, 2017, 12:48 pm
  • DAAWO: Cabdiraxmaan Ismaaciil (Maraykan) oo golaha dhexe ee Waddani iyo xubinnimadiiba iska casiley.
    DAAWO: Cabdiraxmaan Ismaaciil (Maraykan) oo golaha dhexe ee Waddani iyo xubinnimadiiba iska casiley.

    May 20, 2017, 11:56 am
  • Madaxweyne Trump oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalladda Riyaadh
    Madaxweyne Trump oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalladda Riyaadh
    Madaxweyne Trump oo si diiran loogu soo dhoweeyay magaalladda Riyaadh

    Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa maanta gaaray caasimadda Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya.

    Mr Trump, ayaa waxaa loo soo dhoweeyay si diiran, waana safarkisii ugu horreeyay ee uu dibadda ku tago tan iyo markii uu xafiiska la wareegay.

    Trump ayaa maanta la kulmi doono boqor Salmaan, waxaana uu Axada beri ah khudbad u jeedin doonaa hogaamiyayaal ka socda in ka badan 40 dal oo Muslim ah. 
    Shirweynahaasi waxaa xoogga lagu saari doonaa dagaalka ka dhanka ah ururrada xagjirka ah.

    Warbaahina Carrabta ayaa maanta si wey u hadal haya safarka Trump. Dhinaca kale, khudbada uu jeedin doono ayaa waxaa uu kaga hadli doonaa, in uusan naceyb gaar ah u qabin Muslimiinta, sida aqalka Cad laga soo xigtay.

    Madaxweynaha Maraykanka ayaa sidoo kale la filayaa in kulamadaasi lagu kala saxiixdo heshiisyo gacansi oo ku kacaya balaayiin doolar.

    Safarkiisa oo 8 cisho qaadan doona ayaa sidoo kale waxa uu ku mari doonaa Israa’iil, dhulka Falastiiniyiinta, Brussels, Vaticanka iyo Sicily.

    Share
    May 20, 2017, 11:53 am
  • Daawo Timo Dheer Naagood Meel Ay Ka Talisay Tafan Toof Kama Baxdo (Siyaasi Food Cade)
    Daawo Timo Dheer Naagood Meel Ay Ka Talisay Tafan Toof Kama Baxdo (Siyaasi Food Cade)
    Daawo Timo Dheer Naagood Meel Ay Ka Talisay Tafan Toof Kama Baxdo (Siyaasi Food Cade)

    Daawo Siyaasi Food Cade Oo Edeeyay Xukuumadda Kulmiye

    Share
    May 20, 2017, 11:41 am
  • LAAS-CAANOOD OO XALAY BANDOO LAGU SOO ROGAY IYO CIIDANKA MILLATARIGA OO GUDAHA U GALAY
    LAAS-CAANOOD OO XALAY BANDOO LAGU SOO ROGAY IYO CIIDANKA MILLATARIGA OO GUDAHA U GALAY
    LAAS-CAANOOD OO XALAY BANDOO LAGU SOO ROGAY IYO CIIDANKA MILLATARIGA OO GUDAHA U GALAY

    Hargaysa(SM)Magaalada Laas-caanood ee xarunta gobolka sool ayaa xalay lagu soo rogay bandoo markii ciidamada booliska Somaliland oo doonayay in ay soo qab-qabtaan odayaal ka soo kala jeeda labadii beelood ee dhawaan colaadu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool ay rasaas kala horyimaadeen dablay difaacaysa odayaasha.

    Xaalada ayaa marqudha is badashay markii ay gudaha magaalada u soo galeen ciidanka millatariga Somaliland markii ay ku adkaatay ciidanka booliska in ay dablaydaasi oo hubaysanayd gacanta ku soo dhigaan.
    Masuuliyiin ku sugan Gobolka Sool oo magacooda ka gaabsaday ayaa hadhwanaagnews u xaqiijiyay in odayaashii ka soo horjeestay nabadaynta gabi ahaan gacanta lagu dhigay oo haday ku jiraan xabsiyada magaalada

    laas-caanood.
    Balse waxa adkaatay in khasaaraha rasmiga ah ee ka dhacay deegaankaasi la ogaan ilaa hadda,madaama oo ciidamo tiro badani taagan yihiin wadooyinka oo lana joojiyay isku socodka gadiidka iyo waliba dadwaynaha.

    Magaalada daafaheeda ayaa laga maqlayey sanqadha qoryaha baabuurta Saaran,cusbitaalada magaalada Laascaanood ayaan iyaguna wax xog ah oo ku saabsan dhaawac ama dhimasho in lasoo gaadhsiiyay sheegin.

    Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon iyo Wasiirkan Gashaan-dhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo ku Sugan gobolka Sool oo hadhwanaagnews khadka taleefanka kula xidhiidhay siday xaalka goobta u ogaato ayaanay noo Suurto gali Madaama oo Ay Qaban-wayeen Taleefankii Gacanta.Image result for laascaanood

    Share
    May 20, 2017, 11:36 am
  • Daawo Wasiirka Qorshaynta Oo Ka Hadlay Mashaariicda Laga Fuliyay Gobolka Sanaag iyo Kuwa U Qorshaysan
    Daawo Wasiirka Qorshaynta Oo Ka Hadlay Mashaariicda Laga Fuliyay Gobolka Sanaag iyo Kuwa U Qorshaysan

    May 19, 2017, 1:45 pm
  • Daawo Wasiirka Caafimaadka S/land Xaglo Toosiye Oo Si Qoto Dheer U Sharaxay Xiliga Masharuuca Cisbitaalka Ceerigaabo Dhamanayo Kana Hadlay Shaqaalah
    Daawo Wasiirka Caafimaadka S/land Xaglo Toosiye Oo Si Qoto Dheer U Sharaxay Xiliga Masharuuca Cisbitaalka Ceerigaabo Dhamanayo Kana Hadlay Shaqaalah

    May 19, 2017, 1:44 pm
  • Daawo Wasiirka W. Khayraadka Biyaha S/land Oo Magaalada Ceerigaabo ka Dhagax Dhigay Mashruuc Biyo Balaadhina Balan Qaadayna Ceelal Reerigaga
    Daawo Wasiirka W. Khayraadka Biyaha S/land Oo Magaalada Ceerigaabo ka Dhagax Dhigay Mashruuc Biyo Balaadhina Balan Qaadayna Ceelal Reerigaga

    May 19, 2017, 1:24 pm
  • Madaxweynaha Somaliya Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Ujeedka Sawir Uu Xafiiskiisa Sudhey + Muuqaal
    Madaxweynaha Somaliya Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Ujeedka Sawir Uu Xafiiskiisa Sudhey + Muuqaal
    Madaxweynaha Somaliya Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Ujeedka Sawir Uu Xafiiskiisa Sudhey + Muuqaal

    Madaxweynaha Somaliya Muddane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyey sawir uu xafiiska sudhey kaas oo ah madaxweynihii ugu horeeyey ee dalka Somliya Aadan Cabdule Cismaan Aadan Cade

    Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

    Madaxweynaha Somaliya Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Ujeedka Sawir Uu Xafiiskiisa Sudhey + [Muuqaal]

    Share
    May 19, 2017, 12:59 pm