Madaxweyne Muuse Biixi Ma Og-yahay Shirkada Imaraadka Laga Furay ? Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabey
Sanaagmedia

Madaxweyne Muuse Biixi Ma Og-yahay Shirkada Imaraadka Laga Furay ? Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabey

February 14, 2018 10:16 am in Features, News.  by .

Madaxweyne Muuse Biixi Ma Og-yahay Shirkada Imaraadka Laga Furay ? Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabey

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu

markii ugu horeysay uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu ka war qabo shirkad muran badan dhalisay oo dalka Imaraadka carabta laga furay .

Wasiirka oo wareyMadaxweyne Muuse Biixi Ma Og-yahay Shirkada Imaraadka Laga Furay  ?  Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabeysi gaar ah siiyey wargeyska Geeska Africa waxaa uu ka digay in arinta shirkadan maalgashi la siyaasadeeyo

Share