Maxkamada Hargeysa Oo Saak Xukun Mucjiso Ah Riday + Muuqaal
Sanaagmedia

Maxkamada Hargeysa Oo Saak Xukun Mucjiso Ah Riday + Muuqaal

February 13, 2018 11:13 am in Features, News.  by .

Maxkamada Hargeysa Oo Saak Xukun Mucjiso Ah Riday + Muuqaal

Maxkamada degmada Hargeysa ayaa waxaa ay saaka xukun ku

riday 5 nin oo ka ganacsaayey xayawaanka Diinka isla markaana laba nin ay maqane yahiin

Maxkamada ayaa ku xukuntey midkiiba saddex sanno oo xadhig ah isla markaana aan iib laheyn iyo waliba min saddex million oo shiling Somaliland ah

 Maxkamada Hargeysa Oo Saak Xukun Mucjiso Ah Riday  + [Muuqaal]

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Share