Jabhada ONLF iyo Itoobiya Oo Wada Hadal Uga Furmay Kenya + Muuqaal
Sanaagmedia

Jabhada ONLF iyo Itoobiya Oo Wada Hadal Uga Furmay Kenya + Muuqaal

February 12, 2018 11:08 am in Features, News.  by .

Jabhada ONLF iyo Itoobiya Oo Wada Hadal Uga Furmay Kenya + Muuqaal

Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya inay wadahadallo hordhac ah

u furmeen ururka ONLF iyo dawladda Itoobiya. Madax ka kala socota labada dhinac ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin dalka Kenya.

Ilaa hadda ma cadda waxa ay ka wadahadlayaan iyo muddada uu socon doono.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Jabhada ONLF iyo Itoobiya Oo Wada Hadal Uga Furmay Kenya +[ Muuqaal]

 

Share