“Wakhtigii Aan Wasiirka Ahaa Waxaan Ka Ogaa Ma Jirto Shirkada Imaraadka Laga Furay..” Wasiirkii Ganacsiga Xukuumadii Siilanyo + Muuqaal
Sanaagmedia

“Wakhtigii Aan Wasiirka Ahaa Waxaan Ka Ogaa Ma Jirto Shirkada Imaraadka Laga Furay..” Wasiirkii Ganacsiga Xukuumadii Siilanyo + Muuqaal

February 11, 2018 12:22 pm in Features, News.  by .

“Wakhtigii Aan Wasiirka Ahaa Waxaan Ka Ogaa Ma Jirto Shirkada Imaraadka Laga Furay..” Wasiirkii Ganacsiga Xukuumadii Siilanyo + Muuqaal

Wasiirkii wasaarada ganacsiga xukuumadii madaxweyne Siilanyo Muddane Cumar Shuceyb oo maanta wareysi siiyey telefishanka Eral waxaa uu cadeeyey in aanu waxba ka ogeyn shirkad Imaraadka uu ka furay AMB Baashe Cawil .

Safiirka Imaraadka ee Somaliand AMB Baashe Cawil oowarbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in shirkadani aaney la kowsan xukuumadan Madaxweyne Muuse balse qorshaheedii soo socday ilaa xukuumadii Siilanyo , taas oo uu maanta ex wasiir Cumar Shuceyb uu beeniyey jiritaankeeda

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

"Wakhtigii Aan Wasiirka Ahaa Waxaan Ka Ogaa Ma Jirto Shirkada Imaraadka Laga Furay.." Wasiirkii Ganacsiga Xukuumadii Siilanyo +[ Muuqaal ]

 

Share