Somaliland Oo Go,aaamo Ka Soo Saartey Qiimaha Shidaalka Lagu Iibinaayo + Muuqaal
Sanaagmedia

Somaliland Oo Go,aaamo Ka Soo Saartey Qiimaha Shidaalka Lagu Iibinaayo + Muuqaal

February 11, 2018 11:11 am in Features, News.  by .

Somaliland Oo Go,aaamo Ka Soo Saartey Qiimaha Shidaalka Lagu Iibinaayo + Muuqaal

Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland oo maanta kulamo la yeeshay

shirkadaha dalka keena shidaalka ayaa waxaa uu shaaciyey go,aamo ay isla qaateen shirkadaha

Wasiirka ayaa sheegay in ay isla qaateen in 1 Liter Ee Naafato la siiyo 7200 Shln sidoo kale 1 Liter ee Patrol ka ahna la siiyo 8200 Shln Somaliland ah

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Somaliland Oo Go,aaamo Ka Soo Saartey Qiimaha Shidaalka Lagu Iibinaayo  +[ Muuqaal]

Share