Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Wado Muhim Ah + Muuqaal
Sanaagmedia

Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Wado Muhim Ah + Muuqaal

February 11, 2018 11:18 am in Features, Maqaalo, News.  by .

Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Wado Muhim Ah + Muuqaal

Maayarka caasimada Hargeysa Md Cabdiraxmaan Maxamuud Ceydiid Solteco

ayaa waxaa uu dhagax dhigay wado mihiim ah taas oo dhex mari doonta xaafada State House ka isla markaana ku xidhmi doonta wadada Boqol jire .

Maayarka ayaa waxaa uu sheegay in wadadani ay culeyska ka qaadi doonto wadada weyn ee magaalada Hargeysa

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Dhagax Dhigay Wado Muhim Ah +[ Muuqaal ]

Share