Laba Saxafi Oo Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Ku Xidhnaa Magaalada Borama Oo Maanta Xoriyadoodii Helay
Sanaagmedia

Laba Saxafi Oo Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Ku Xidhnaa Magaalada Borama Oo Maanta Xoriyadoodii Helay

February 6, 2018 11:20 am in Features, Maqaalo, News.  by .

Laba Saxafi Oo Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Ku Xidhnaa Magaalada Borama Oo Maanta Xoriyadoodii Helay

Waxaa goor dhaweyd dib xoriyadoodii dib u halay laba wariye oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhnaa magaalada Borama ee xrunta gobalka Awdal

Labadan Saxafi oo maxkamadu xukun ku riday ayaa waxaa lagu kala Magacaabay Axmed Diiriye Ciiltire iyo Maxamed Dabshid XuseenImage may contain: 2 people, suit

Share