Tuko-Raq Waa Dhulkii Somaliland ” Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanjabey Puntland
Sanaagmedia

Tuko-Raq Waa Dhulkii Somaliland ” Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanjabey Puntland

January 13, 2018 10:16 am in Features, News.  by .

Tuko-Raq Waa Dhulkii Somaliland ” Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanjabey Puntland

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Muj Maxamed Kaahin Axmed oo saaka

xafiiskiisa kula hadley warbaahinta waxaa uu ka hadley xaalada deeganka Tuko-raq ee gobalka Sool.

Muj Maxamed Kaahin ayaa si cad u sheegay in Dawlada Faderaalka ah ay xaalado dagaal ka wado deeganada bariga Somaliland isla markaana ay wasiiro ka mid ah xukuumadiisii ku soo xad gudbeen dhulka Somaliland .

 

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in Tuko-raq ay tahay dhulkii Somaliland isla markaana aaney Somaliland ku duulin dhul ay maamulka Puntland leedahay

Dhinaca kale wasiirka ayaa beesha caalamka u sheegay in maamulka Somaliya ay ciidamo badan soo urursadeen isla markaana ay soo dul dhigeen fadhiisamadii ciidamada qaranka ee deeganka Tuko-raq

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal Warkan

[Deg Deg ]:- " Tuko-Raq Waa Dhulkii Somaliland " Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanjabey Puntland +[ Muuqaal ]

[Deg Deg ]:- " Tuko-Raq Waa Dhulkii Somaliland " Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanjabey Puntland +[ Muuqaal ][Deg Deg ]:- " Tuko-Raq Waa Dhulkii Somaliland " Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo U Hanjabey Puntland +[ Muuqaal ]

Share