Fadhi Aan Caadi Aheyn Oo Deg Deg Ah Oo La Isu Yeedhay Golaha Guurtida Somaliland + Arimaha Soo Kordhay Ee La Soo Hor Dhigi Doono
Sanaagmedia

Fadhi Aan Caadi Aheyn Oo Deg Deg Ah Oo La Isu Yeedhay Golaha Guurtida Somaliland + Arimaha Soo Kordhay Ee La Soo Hor Dhigi Doono

January 9, 2018 12:29 pm in Features, News.  by .

Fadhi Aan Caadi Aheyn Oo Deg Deg Ah Oo La Isu Yeedhay Golaha Guurtida Somaliland + Arimaha Soo Kordhay Ee La Soo Hor Dhigi Doono

Mudanayaasha golaha guurida Somaliland ayaa waxaa la

isku yeedhay fadhi aan caadeyn aheyn in ay isku yimadaan xili uu golahaasi ku jiro fasixiisii caadiga ahaa

Xoghayenta golahaasi ayaa dhamaan xildhibaanada guurtida ku war galisay in maalinta Arbacada ee Bari bishuna tahay 10.01.2017 ay isku yimadaan fadhi aan caadi aheyn oo goluhu yeelan doono

Shabakada Ilaysnews.com oo xidhiidho la sameysay xildhibaano ka tirsan golahaasi isla markaana weydiisay arimaha la filaayo in ay kaga hadlaan ama lagu soo hor dhigo kal-fadhigaas aan caadiga aheyn ayaa waxaa ay xildhibaanadu noo shegeen in ay kaga hadli doonan arimaha bariga Somaliland ka soo kordhay

Fadhi Aan Caadi Aheyn Oo Deg Deg Ah Oo La Isu Yeedhay Golaha Guurtida Somaliland  + [ Arimaha Soo Kordhay Ee La Soo Hor Dhigi Doono ]

Share