” Balan Waxaanu Ku Qaadeynaa In Aanu Soo Celno Dhamaan Dhulkii Dawlada ..” Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland
Sanaagmedia

” Balan Waxaanu Ku Qaadeynaa In Aanu Soo Celno Dhamaan Dhulkii Dawlada ..” Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland

January 5, 2018 11:08 am in Features, News.  by .

” Balan Waxaanu Ku Qaadeynaa In Aanu Soo Celno Dhamaan Dhulkii Dawlada ..” Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland

Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland Md Cabdirashiid Cabdilaahi Qanb ayaa waxaa uu balan

ku qaadey in xukuumada cusub ee madaxweyne Muuse Biixi ay soo celin doonto dhamaan dhulkii dawlada ee sifo aan sharci aheyn lagu iibiyey .

Wasiirka oo wareysi siinaayey idaacada BBC-da ayaa sidoo kale sheegay in aanu cidna lagaga hadhi doonin in ay dhul dawleed iska qaadato

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

" Balan Waxaanu Ku Qaadeynaa  In Aanu Soo Celno Dhamaan Dhulkii Dawlada .." Wasiirka Hawlaha Guud  Ee Somaliland + [Muuqaal]

Share