“Wasiiradii Hore Ma Suuqii Baa Durtaba Ka Hor Yimid , Mise Muuse Ayey Wax Ka Rux Ruxanayaan ” Xinif Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Wasiiradii Xukuumada Siilanyo + Muuqaal
Sanaagmedia

“Wasiiradii Hore Ma Suuqii Baa Durtaba Ka Hor Yimid , Mise Muuse Ayey Wax Ka Rux Ruxanayaan ” Xinif Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Wasiiradii Xukuumada Siilanyo + Muuqaal

December 24, 2017 12:52 pm in Features, News.  by .

“Wasiiradii Hore Ma Suuqii Baa Durtaba Ka Hor Yimid , Mise Muuse Ayey Wax Ka Rux Ruxanayaan ” Xinif Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Wasiiradii Xukuumada Siilanyo + Muuqaal

Siyaasi Cabdikariim Xinif ayaa waxaa uu si adag ugu jawaabey wasiiradii

xukuumada Siilanyo ee maalintii shalay aheyd kulanka iskugu yimid isla markaana ku dhaliilay wasirada cusub ee xukuumada Muuse Biixi .

Siyaasi Xinif ayaa waxaa uu sidoo kale warbaahinta u sheegay ujeedka ay mustabalka Damacsan yahiin wasiiradaasi oo uu ku sifeeyey in ay tahay khilaaf la rabo in xisbiga Kulmiye mar kale la soo dhex dhigo .

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

"Wasiiradii Hore Ma Suuqii Baa Durtaba Ka Hor Yimid , Mise Muuse Ayey Wax Ka Rux Ruxanayaan " Xinif Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Wasiiradii Xukuumada Siilanyo  +[ Muuqaal ]

Share