Deg Deg :- Dabcasar Oo Saaka Dib Ugu Soo Laabtey Magaalada Hargeysa Iyo Laamaha Amaanka Oo Xidhay + Sababta Soo Celisay
Sanaagmedia

Deg Deg :- Dabcasar Oo Saaka Dib Ugu Soo Laabtey Magaalada Hargeysa Iyo Laamaha Amaanka Oo Xidhay + Sababta Soo Celisay

December 22, 2017 11:36 am in Features, News.  by .

Deg Deg :- Dabcasar Oo Saaka Dib Ugu Soo Laabtey Magaalada Hargeysa Iyo Laamaha Amaanka Oo Xidhay + Sababta Soo Celisay

Cabdiraxmaan Dabcasar oo maalintii shalay aheyd dawlada Somaliland ka

musaafurisay dalkeeda ayaa saaka dib ugu soo laabtey magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland

Dabcasar ayaa la sheegay in xukumadu ay u musaafirisay dalka Jabuuti oo uu codsadey in loo duuliyo , isla markaana waxaa naloo sheegay in sababta soo celisay ay tahay Jabuuti oo diiday in Dabcasar dalkeeda galo isla markaana waxaa ay Jabuuti Dabcasar soo saartey diyaarada Air Jabuuti oo goor dhaweyd ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa .

Image result for Dabcasar

 

Markii uuu ka soo degay Diyarada Air Jabuutiayaa lamaha amaanku ay xidheen Dabcasar isla markaana waxaa la filayaa in loo musaafuriyo dalka Imaraadka oo lala sugo diyaarada Fly Dubai oo bari iman doonta magaalada Hargeysa .

Sidoo kale waxaa xusid Mudan in Dabcasar uu diiday in loo musaafiriyo magaalada Moqdisho ee dalka Somaliya

Share