Golaha Wasiirada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Machadka Shaqaalaha Dawlada Ee CSI Uu U Bilaabi Doono Toobabar Shan Maalmood Ah + Arimaha La Bari Doono
Sanaagmedia

Golaha Wasiirada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Machadka Shaqaalaha Dawlada Ee CSI Uu U Bilaabi Doono Toobabar Shan Maalmood Ah + Arimaha La Bari Doono

December 21, 2017 10:21 am in Features, News.  by .

Golaha Wasiirada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Machadka Shaqaalaha Dawlada Ee CSI Uu U Bilaabi Doono Toobabar Shan Maalmood Ah + Arimaha La Bari Doono

Machadka Tobabarada shaqaalaha dawlada ee CSI ayaa la filayaa in uu tobabar shan maalmood ah u bilaabo golaha wasiirada cusub ee madaxweyne Muuse Biixi .

Ma jirto war rasmi ah oo machadka iyo madaxtooyadu ay ka soo saareen tobabarkan lakiin warar xog ogaal ah oo uu geeska Africa helay ayaa xaqiijiyey in machadka CSI uu tobabar u bilaabi doonto maalika sabtida golaha wasiirada cusub , kaas oo duruusta loo siin doono si wada jir ah .

Golaha Wasiirada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Machadka Shaqaalaha Dawlada Ee CSI  Uu U Bilaabi Doono Toobabar Shan Maalmood Ah + [ Arimaha La Bari Doono ]Related image

Duuruusta la bari doono ayaa la sheegay in ay isku jiraan kuwa dhinaca shaqada dawlada ah iyo kuwo dhinaca hab dhaqanka ah iyo anshaxa xilka ay hayaan u baahan yahiin , maadaama oo ay u badan yahiin dad aan hore uga soo shaqeyn xafiisyo sarsare oo dawladeed .

Tobabarkan ayaa la sheegay in ay bixin doonan qaar ka mid ah macalimiinta CSI ayaa ku yimid codsi ay xukuumadu u gudbiysay machadka , waxaana uu tobabarkanu noqonayaa kii ugu horeeyey ee la siiyo golaha wasiirada Somaliland .

Share