DEG DEG Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Magcaabey Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland.
Sanaagmedia

DEG DEG Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Magcaabey Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland.

December 17, 2017 10:13 am in Features, News.  by .

DEG DEG Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Magcaabey Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland.

Xafiiska Madaxweynaha

Sum: JSL/XM/WAREEGTO/222-02/122017 Taar:17 December, 2017

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (Kh);

 

Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Hay’adda Duulista iyo Madaaradu u leedahay Dhismaha Qaranka;

Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waaya-aragnimadiisa;[Deg Deg] :- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Magcaabey Maareeyaha Hay'adda Duulista iyo Madaarada  Somaliland.

Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;

Markaan Sameeyey: Wada-tashi;

Waxaan Go’aansaday;

In Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh

Muuse Biixi Cabdi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Share