War Deg Deg Ah Halkan ka Akhriso Liiska Wasiirada madaxweyne Muuse Biixi Magacaabay
Sanaagmedia

War Deg Deg Ah Halkan ka Akhriso Liiska Wasiirada madaxweyne Muuse Biixi Magacaabay

December 14, 2017 10:33 am in Features, News.  by .

War Deg Deg Ah Halkan ka Akhriso Liiska Wasiirada madaxweyne Muuse Biixi Magacaabay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadda ku dhawaaqay golihiisa wasiirada ayaa waxa kamid ah wasiirada cusub;
Yaasiin Faratoon: Wasaaradda waxbarashada
Maxamed Kaahin Axmed: Wasaaradda arrimaha gudaha
Yuusuf Maxamed Cabdi: Wasaaradda Maaliyadda
Sacad Cali Shire: Arrimaha dibadda
Sheekh Khaliil: Diinta iyo Awqaafta
Axmed Muumin Seed: Horumarinta beeraha
Cabdirashiid Xaaji Ducaale: Hawlaha Guud
Boos Mire Maxamed: Dhalinyarada iyo CIyaaraha
Dr. Cabdiweli: Isgaadhsiinta
Maxamuud Xasan Sacad Iidle: Ganacsiga
Hinda Gaani: Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Xasan Gaafaadhi: Xannaanada Xoolaha
Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo: Warfaafinta
Saleebaan Cilmi Koore: Biyaha
Shukri Baandare: Deegaanka
Waxa xusid mudan in aan la magacaaban Wasiirka madaxtooyada oo horay u ahaan jiray kan ugu awoodda badan wasiirada Somaliland

No automatic alt text available.

No automatic alt text available.

Share