Hambalyo Hambalyo Boos Mire Maxamed Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Dalxiiska iyo Dhalinyarada
Sanaagmedia

Hambalyo Hambalyo Boos Mire Maxamed Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Dalxiiska iyo Dhalinyarada

December 14, 2017 11:33 am in Features, News.  by .

Hambalyo Hambalyo Boos Mire Maxamed Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Dalxiiska iyo Dhalinyarada

Hambalyo Hambalyo Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed  Oo Hada Madaxweyne Muuse Biixi U Magacaabay Xilkaasi

Boos Mire Wasiirka Cusub Ee Ciyaaruhu Wuxu Xukumadihii kala Danbeeyay ka Soo Qabtay Xilal kala Duwan Isagoo Wasiirka Ku Xigeenka Gashandhiga Iyo Wasiiru dowlaha Maaliyada Ka Soo Qabtay Xukumadii U Danbayay Ee Uu Hogaaminayay Madaxweyne Siilaanyo Iminkana Wuxu Ahaa Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Mudo Bil iyo Dheeraad ah Uu Xilkaasi hayay

Share