Deg Deg :- Akhriso Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Goor Dhaw Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhawaaqi Doono Oo La Helay Magacyadooda .
Sanaagmedia

Deg Deg :- Akhriso Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Goor Dhaw Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhawaaqi Doono Oo La Helay Magacyadooda .

December 14, 2017 10:07 am in Features, News.  by .

Deg Deg :- Akhriso Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Goor Dhaw Madaxweyne Muuse Biixi Ku Dhawaaqi Doono Oo La Helay Magacyadooda .

Qaar ka mid ah warbaahinta ku jirta gudaha madaxtooyada ayaa

waxaa ay si rasmi ahu heshay qaar ka mid ah magacyada golaha wasiirada uu mar dhaw Madaxweyne Muuse Biixi ku dhawaaqi doono

1. Maxamed kaahin Axmed (arrimaha gudaha)

2. Sacad Cali shire (arrimaha dibada)[Deg Deg ]:- Akhriso Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Goor Dhaw Madaxweyne Muuse Biixi Ku  Dhawaaqi Doono Oo  La Helay Magacyadooda .3. Yuusuf maxamed Xuseen (maaliyadda)

4. Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ( warfaafinta)

5. Xasan Gaafaadhi (xanaanada Xoolaha & kaluumaysiga)

6. Maxamuud Warsame Jaamac.

7. Cawaale ibraahim Shirwac

8. Jaamac Xaaji Maxamuud (Macdanta & tamarta)

9. Shugri xaaji Bandare.

10. Hinda Gaani (wasiirka Arrimaha bulshada)

11. Xuseen Ismaaciil. ( xuseen ismaaciil)

12. Saleebaan Cali Koore. (wasaaradda biyaha)

13. Yaasiin Xaaji maxamuud faratoon.   ( Wasiirka Waxbarashada )

14. Yurub abiib (wasiir ku xigeen)

15. C/rashiid Ducaale Qambi

16. Ahmed Muumin Seed.

17. Cusmaan Sheekh Axmed

18. Axmed Muuse Abees( wasiir xigeeenka warfaafinta)

19. Maxamed Xaaji Aadan

Share