Hay’adda La Dagaalanka Musuq Maasuqa Ee Action For Anti-Corruption Oo Baaq Culus Kasoo Saartay Musuq Maasuqa Somaliland Ka Dhacay.
Sanaagmedia

Hay’adda La Dagaalanka Musuq Maasuqa Ee Action For Anti-Corruption Oo Baaq Culus Kasoo Saartay Musuq Maasuqa Somaliland Ka Dhacay.

December 11, 2017 9:53 am in Features, News.  by .

Hay’adda La Dagaalanka Musuq Maasuqa Ee Action For Anti-Corruption Oo Baaq Culus Kasoo Saartay Musuq Maasuqa Somaliland Ka Dhacay.

hay’adda la dagaalanka Musuq Maasuqa ee Action For Anti-Corruption, loona soo gaabiyo ACC ayaa si weyn uga hadashay musuq maasuqa ragaadiyey Somaliland.

Hay’adda ayaa soo bandhigtay hanti fara badan oo ummaddu lee dahay taas oo siyaalo kala duwan loogu tagri falay, gaar ahaana intii ay xukunka haysay xukumadda madaxweyne Siilaanyo.

Waxa kale oo ay hay’addu soo bandhigtay heerka uu maraayo musuqaasi oo noqday mid xadhkaha goostay, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ay ku lee yihiin magaalada Berbera .

Warsaxaafadeedkaas oo soo gaadhey xafiiska shabakadda Ilaysnews ee magaalada Berbera ayaa u qorna sidan:-

Image may contain: text

Image may contain: text

Image may contain: text
Image may contain: text
Share