Hambalyo Meher Wacan Oo Ku socota AMAAL XUSEEN AADAM IYO SAYGEEDA CABDIRIZAQ SULEYMAN CIGE
Sanaagmedia

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku socota AMAAL XUSEEN AADAM IYO SAYGEEDA CABDIRIZAQ SULEYMAN CIGE

December 8, 2017 4:51 am in Maqaalo.  by .

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku socota AMAAL XUSEEN AADAM IYO  SAYGEEDA CABDIRIZAQ SULEYMAN CIGE

HADAANU NAHAY FAMLIGA CISMAAN SHEEKH DALMAR IYO NUURA AXMED FAARAH IYO CARUURTOODA IYO DHAMAAN FAAMLIYADA KALE IYO ASXAABTUBA WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN HALKA U SOO MARINAYNAA…..XUSEEN AADAM QAADI IYO HODON AXMED CARAB OO INANTOODIA… AMAAL XUSEEN AADAM IYO  SAYGEEDA CABDIRIZAQ SULEYMAN CIGE  MEHERKOODU  SHALAY KA DHACAY DALKA SUCUUDI ARABIA…..WAXAAN LEENAHAY GUURKIINU GUUR KHAYR GURIGIINU GURI NAGI GUULOOW KA YEEL

AAMIIN AAMIIN ……

 

Share