Akhriso :- Ururka Al-Shabaab Oo Si Kulul Ua Hadley Arinta Magaalada Qudus
Sanaagmedia

Akhriso :- Ururka Al-Shabaab Oo Si Kulul Ua Hadley Arinta Magaalada Qudus

December 8, 2017 12:15 pm in Features, News.  by .

Akhriso :- Ururka Al-Shabaab Oo Si Kulul Ua Hadley Arinta Magaalada Qudus

Xarakada Al-shabaab ayaa si kulul uga hadashay go’aankii uu

Madaxweynaha Mareykanka magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda.

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa sheegay in tallaabada Qudus uu Mareykanku ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda ay muujinayso sare u kaca cadaawadda uu qabo Islaamka iyo muslimiinta sida uu yidhi

Image result for Sheekh Cali Dheere

 

“Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan muslimiinta inay hubka qaataan oo Masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa ka difaacaan gumeysiga Yahuudda ee Mareykanku taageerayo, wixii xoog lagaaga qaato laguma soo ceshado wax aan xoog aheyn” ayuu yidhi Sheekh Cali Dheere oo intaas ku daray in dhulka Falastiin dhammantiis uu yahay dhul barakeysan oo muslimiintu ay leeyihiin.

Dowladaha islaamka iyo Muslimiinta caalamka ayaa ka cadhooday warkii kasoo yeeray Madaxweyne Trump ee magaalada Qudus uu ugu aqoonsaday caasimada Yuhuuda.

Share