Madaxweynihii Hore Daahir Riyaale Oo Kulan Salaan Ah La Qaatey Madaxweynaha La Doortey Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi + Sawiro
Sanaagmedia

Madaxweynihii Hore Daahir Riyaale Oo Kulan Salaan Ah La Qaatey Madaxweynaha La Doortey Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi + Sawiro

December 7, 2017 12:03 pm in Features, News.  by .

Madaxweynihii Hore Daahir Riyaale Oo Kulan Salaan Ah La Qaatey Madaxweynaha La Doortey Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi + Sawiro

Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa waxaa uu

maanta kulan Salaan iyo hanbalayo ah uu ugu tagay madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi .

Kulanka ayaa waxaa ku wehelinaayey labada madaxweyne Siyaasiyiin ay ka mid yahiin Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Saylici , Prof Cawil , Wasiir Cukuse , Siyaasi Axmed Cabdi Dheere iyo masuulyiin kale

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, indoor

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting, table, living room and indoor

Share