Daawo :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go’aanka Trump Ee Qudus
Sanaagmedia

Daawo :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go’aanka Trump Ee Qudus

December 7, 2017 10:28 am in Features, News.  by .

Daawo :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go’aanka Trump Ee Qudus

Xoghayaha guud ee hay’adda Qaramada Midoobay Antonio Guterras, ayaa

sheegay in aysan jirin wax lagu beddelo xal u raadinta Israa’il iyo Falastiin, waxa uuna ku tilmaamay mowqifka Mareykanku mid laga murugoodo.

Sidoo kale Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga dalka Aljeria ayaa isna ku tilmaamay hadalka Trump wax laga xumaado, waxa uuna ku baaqay dadaalo nabadeed iyo in laga fogaado rabshado.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

[Daawo] :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga  Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus

Share