Boqorka Jordan Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Si Kulul Uga Hadley Go,aan Trump Ee Magaalada Qudus , Baaq Deg Deg Ahna Soo Jeediyey
Sanaagmedia

Boqorka Jordan Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Si Kulul Uga Hadley Go,aan Trump Ee Magaalada Qudus , Baaq Deg Deg Ahna Soo Jeediyey

December 7, 2017 11:15 am in Features, Maqaalo, News.  by .

Boqorka Jordan Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Si Kulul Uga Hadley Go,aan Trump Ee Magaalada Qudus , Baaq Deg Deg Ahna Soo Jeediyey

Madaxweynaha dalka Turkiga iyo Boqorka dalka Jordan oo kulan yeeshay ayaa waxaa ay

si wada jir ah si kulul uga hadleen go,aankii madaxweyn Trump habeenkii xalay aheyd caasimada Israel ugu aqoonsadey magaalada Qudus

Boqor Cabdla ayaa waxaa uu sheegay in Qaramada midoobey ay ka codsanayaan in la joojiyo hadal ka soo yeedhay Madaxweyne Trump ee uu magaalada Qudus ugu aqoonsadey caasimada Yuhuuda ee Israel .

 

Sidoo kale madaxweynaha Turkiga ayaa isna cadeeyey in go,aankaasi uu dhibaato weyn ku abuuri doono bariga dhexe ee dalalka caalamka hadii si deg deg loo joojin waayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

[Daawo ]:- Boqorka Jordan Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Si Kulul Uga Hadley Go,aan Trump Ee Magaalada Qudus , Baaq Deg Deg Ahna Soo Jeediyey

Share