Xidigaha Geeska Oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Kooxdaasi Abwaan Laabsalaax Iyo Cida Loo Sii Dhiibey + Akhriso Warsaxaadeed Ay Soo Saareen
Sanaagmedia

Xidigaha Geeska Oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Kooxdaasi Abwaan Laabsalaax Iyo Cida Loo Sii Dhiibey + Akhriso Warsaxaadeed Ay Soo Saareen

December 4, 2017 11:03 am in Features, News.  by .

Xidigaha Geeska Oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Kooxdaasi Abwaan Laabsalaax Iyo Cida Loo Sii Dhiibey + Akhriso Warsaxaadeed Ay Soo Saareen

Maanta oo ay bishu tahay 03 12 2017 shir ay isagu yimaadeen gudida fulinta ee kooxda Xiddigaha Geeska iyo xubnaha kooxdu waxay xilkii gudoomiyenimo ee kooxda cod gacan taag ah kaga qaadeen Gudoomiyihii hore ee kooxda xidigaha geeska Xasan Saleebaan Maxamed ( laab saalax) ka dib markii uu gudan waayay waajibaadkii shaqo ee kooxdu u igmatay sida uu dhigayo sharciga kooxdu.

Islmarkaa waxay kooxdu cod gacan taag ah ku sime gudoomiye ugu doorteen xoghayaha kooxda Maxamed Axmed Bakaal Cirro)

 Xidigaha Geeska  Oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Kooxdaasi Abwaan Laabsalaax Iyo Cida Loo Sii Dhiibey + [ Akhriso Warsaxaadeed Ay Soo Saareen ]

 

ALLAA Mahad Leh

Gudida fulinta kooxda xidigaha geeska

Share