Deg Deg :- Gurigii Uu Wasiir Maxamuud Xaashi Ku Lahaa Hargeysa Oo Gubtey , Ciidanka Dab-damiska Oo Bakhtiiniisa La Tacaalaya Iyo Sababta Uu La Gubtey + Sawiro
Sanaagmedia

Deg Deg :- Gurigii Uu Wasiir Maxamuud Xaashi Ku Lahaa Hargeysa Oo Gubtey , Ciidanka Dab-damiska Oo Bakhtiiniisa La Tacaalaya Iyo Sababta Uu La Gubtey + Sawiro

December 4, 2017 11:04 am in Features, News.  by .

Deg Deg :- Gurigii Uu Wasiir Maxamuud Xaashi Ku Lahaa Hargeysa Oo Gubtey , Ciidanka Dab-damiska Oo Bakhtiiniisa La Tacaalaya Iyo Sababta Uu La Gubtey + Sawiro

Waxaa Hada gubanaya guriga uu magaalada Hargeysa ku leeyahay wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi kaas oo ku yaala xaafada Shacabka ee magaalada Hargeysa .

Ciidamada Dabdamiska ayaa ilaa hada la tacalaya bakhtinta dabka qabsadey gurigaas , waxaana agagaarka guriga ku xeeran hada ciidanka Madaxtooyada kuwaas oo saxafaada ka ilaalinaya in ay duubtaan muuqaalo ku saabsan gubashaa guriga isla markaana dadka shicibka ahna celinaya

Sababta kaliftey in uu Gurigaas  uu gubto ayaa shabakada  ilaysnews.com Booqtay waxaa loogu sheegay in ay tahay mid ka mid ah laba dumar ah oo uu wasiirku qabo ay gurigaas gudbtey taaas oo ah bahda Yaryar .

Labada dumar ah ee uu wasiirku qabo ayaa shabakada Ilaysnews.con loo sheegay in ay gurigaas wado deganayeen

Ilaa hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashey gubashada guriga balse kala soco wararkayga danbe

Fiiro Gaar Ah :- Dhawan Filo Muuqaalka Warkan

Share