Ex Hogaamiye Ku Xigeenkii Ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Baydhabo + Muuqaal
Sanaagmedia

Ex Hogaamiye Ku Xigeenkii Ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Baydhabo + Muuqaal

December 1, 2017 2:11 pm in Features, News.  by .

Ex Hogaamiye Ku Xigeenkii Ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Baydhabo + Muuqaal

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa maanta oo jimco ah

gaadhay magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo uu horkacayay Wasiirka Warfaafinta Ugaas Xasan Cabdi, qeybaha kala duwan ee bulshada oo watay sawirkiisa ayaa soo dhoweeyay wadaadka.

 

Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa xubnaha la socday ka mid ahaa Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga C/rashiid C/llaahi iyo xubno kale, waxaana ay ka soo kicitimeen degmada Xudur oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaayeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ex Hogaamiye Ku Xigeenkii Ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay Baydhabo + [Muuqaal ]

Share