Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Somaliland Oo Geeriyooday
Sanaagmedia

Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Somaliland Oo Geeriyooday

November 30, 2017 10:01 am in Features, News.  by .

Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Iyo Ansixinta Axsaabta Somaliland Oo Geeriyooday

Guddoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ina Ciyaale) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Hargeysa

ALLE ha u naxariistee marxuun Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ina Ciyaale) ayaa saaka subixii hore ku geeriyooday cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa.

Share