Hirshabeele : Madaxweynaha Oo Hada Ku Dhawaaqey Golihiisa Wasiirada + Akhriso
Sanaagmedia

Hirshabeele : Madaxweynaha Oo Hada Ku Dhawaaqey Golihiisa Wasiirada + Akhriso

November 29, 2017 10:38 am in Features, News.  by .

Hirshabeele : Madaxweynaha Oo Hada Ku Dhawaaqey Golihiisa Wasiirada + Akhriso

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhoweyd

waxaa uu si rasmi ah ugu dhawaaqey gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.

Golaha wasiirada cusub waxaa ka dhax muuqday xubno horay xilal uga soo qabtay dowladdihii dalka soo maray.

Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle.

No automatic alt text available.

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacayada Golaha Wasiirada

Share