Xildhibaano Cusub Oo Ku Soo Biiray Golaha Wakiilada Somaliland , Tiradooda Iyo Cida Ay Bedeleen + Sawiro
Sanaagmedia

Xildhibaano Cusub Oo Ku Soo Biiray Golaha Wakiilada Somaliland , Tiradooda Iyo Cida Ay Bedeleen + Sawiro

November 27, 2017 11:04 am in Features, News.  by .

Xildhibaano Cusub Oo Ku Soo Biiray Golaha Wakiilada Somaliland , Tiradooda Iyo Cida Ay Bedeleen + Sawiro

Maalintii Sabtidii ee todobaadkan waxaa si rasmi ah u furmay fadhigii 35 aad ee

golaha wakiilada Somaliland ka dib markii golahani uu galay fasax laba bilood ahaa .

Fadhigan furmay waxaa golaha wakiilada Somaliland ku soo biiray Saddex xildhibaan oo bedelay xildhibaano golahaasi ka baxay iyo qaar geeriyoodey .

 

Xildhibaanadan ayaa waxaa ay buuxiyeen boosaskii ay ka kala baxeen :-

1.Ex Xildhibaan Cabdiraxmaan Ciro oo xilkii xildhibaan nimo iska iska casilay

2.Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo dhawaan Geeriyoodey

3.Marxuum Xildhibaan Xassan Cawaale Caynaan oo dhawaan geeriyoodey

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and table

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Share