Deg Deg :- Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Durtaba Bilowdey Dhismaha Waddo Laami Ah Oo Hor Marta Guriga Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland + Muuqaal / Sawiro
Sanaagmedia

Deg Deg :- Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Durtaba Bilowdey Dhismaha Waddo Laami Ah Oo Hor Marta Guriga Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland + Muuqaal / Sawiro

November 27, 2017 11:03 am in Features, News.  by .

Deg Deg :- Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Durtaba Bilowdey Dhismaha Waddo Laami Ah Oo Hor Marta Guriga Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland + Muuqaal / Sawiro

Dawlada Hoos ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay durtaba bilowdey

dhismaha waddo lamaahi ah ooh or marta guriga uu Hargeysa ka degan yahay madaxweynaha cusub ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi .

Waddan laamida ah ayaa waxaa ay isku xidhi doonta guriga Madaxweynaha iyo laamida hor marta Madaxwtooyada Somaliland .

Image may contain: outdoor

 

Muuse Biixi Cabdi ayaa ilaa hada aan loo dhaarin xilka madaxweyne nimo ee Somaliland isla markaana maxkamada sare ee dalku aaney wali si rasmi ah ugu dhawaaqin

Image may contain: one or more people and outdoor

Dhinaca kale waxaa xusid Muddan ee xafado badan oo ka mid ah magaalada Hargeysa ay haysato waddo xumo aad u baahsani taas oo aaney ila hada dawlada Hoose ee Hargeysa aaney waxba ka qabanin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Share