Deg Deg :- Xildhibaan Tima-Cade Oo Ka Hadley Xadhigii Lagula Kacay , Maayar Solteco-na Fariin U Diray ” Cidii Ka Danbeysay Xadhigeyga Ka Hadhi Maayo ..” + Muuqaal
Sanaagmedia

Deg Deg :- Xildhibaan Tima-Cade Oo Ka Hadley Xadhigii Lagula Kacay , Maayar Solteco-na Fariin U Diray ” Cidii Ka Danbeysay Xadhigeyga Ka Hadhi Maayo ..” + Muuqaal

November 24, 2017 11:41 am in Features, News.  by .

Deg Deg :- Xildhibaan Tima-Cade Oo Ka Hadley Xadhigii Lagula Kacay , Maayar Solteco-na Fariin U Diray ” Cidii Ka Danbeysay Xadhigeyga Ka Hadhi Maayo ..” + Muuqaal

Xildhibaan Tima-cade oo ka mid ah mudanayaasha golaha deeganka

Hargeysa ee xisbiga Waddani ka soo baxay ayaa waxaa uu si kulul uga hadley xadhig ay dhawaan xukuumadu u geysatey

Xildhibaanka oo maanta warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in aanu ka hadhi doonin cidii xadhigiisa ka danbeysay , isla markaana waxaa uu fariin u diray Maayar Solteco oo la sheegay in uu xadhigiisa ka danbeeyey

 

” Cidii xadhigeyga ka danbeysay ka hadhi maayo oo Sharciga ayaan la dhiigsanayaa ” ayuu yidhi xildhibaanku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Share